Warar ka imaanaya dagmada ee gobolka galguduud ayaa sheegaya in shaqsi uu uxiranyahay isbitaalkii guud ee dagmada balanbal oo sida aad muuqaalka hoose kadaawan doontaanba qalabayntiisa iyo hormarintiisa laga soo maray dhibaato aad ubalaaran waxaana walaaca arintaan kadhana muujana tabarucayaashiii kasoo jeeday magalada seattle washingto oo lacagtooda uhuray badbaadinta walaalahood dhibaataysan
Hada akhriste hadii aad dhagaysto gabadhaan sida ay dadka ubeer dulcinayso iyo qiirada kamuuqata gabadha iyo dadkaan iyo shaqsiga dagan dagmada balanbal ee xiray isbitaalka waa kaaf iyo kala dheeri waana arin layaab ah
ka share na dhaha
Cabudwaaq jinaawkey TV
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabudwaaq jinaawkey TV, Education Website, Balanbal.
06/04/2019
Kala sowo wararka kasoo kordha cabudwaaq ayagoon daah lahayn waxaa iskale page kaan wariyaheena cabudwaq ee TV ga jinaawkey
Like saar page kaan mahdsanid oo share dheh
Want your school to be the top-listed School/college in Balanbal?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Balanbal