Mansoor Integrated Academy

Directions Website

Mansoor Integrated Academy To serve the society for better future

Dhamaan ardaydii gashay imtixaanki shahaadiga ee Fasalka 8aad waxaan idin rajeenayaa Natiijo aad ku faraxdaan Gaar ahaan...
23/08/2024

Dhamaan ardaydii gashay imtixaanki shahaadiga ee Fasalka 8aad waxaan idin rajeenayaa Natiijo aad ku faraxdaan
Gaar ahaan Arday dugsiga Mansoor Integrated Academy

07/08/2024
02/08/2024
02/08/2024
21/07/2024
Ebbe waa kan shey walbo abuuray, ee caabuda Isaga 👆
18/07/2024

Ebbe waa kan shey walbo abuuray, ee caabuda Isaga 👆

Bismillahi !!!!!Maanta oo ay aheed 16/07/2024 Waxay  aheed maalin muuhim u ah dugsiga taas oo aheydxiritaanka dugsiga iy...
16/07/2024

Bismillahi !!!!!

Maanta oo ay aheed 16/07/2024

Waxay aheed maalin muuhim u ah dugsiga taas oo aheyd
xiritaanka dugsiga iyo Abaalmarinta Ardayda gashay kaalimaha h**e...

Waxaan kale oon dib u soo dheweynay Maalmule kaas oo ku maqnaa gudashada waajibaadka

Waxaa oo kale abaalmarin aad u qaali ah lagu doonsiiye oo ahaa Ardaygii ugu wanaagsanaa xaga Akhlaaqda, xushmada iyo waxbarashada....

Wa Billaahi Towfiiq

09/07/2024

Address

Dollow Street
Balad

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mansoor Integrated Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category