03/10/2025
Maanta waxa si rasmi ah u bilaabmay soo dhaweynta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2026. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay maamulka, macalimiinta iyo waalidiinta, iyadoo ardayda cusub lagu soo dhaweeyey jawi farxad iyo dhiirigelin leh.
🌟 Ku soo dhawaada JaamacaddaJobkey University
Waad ku mahadsantihiin doorashadiinna.
25/03/2025
Maamulka macalimiinta iyo ardayda jaamacada Jobkey waxeey soo agaasimeen afur wadareed oo ay kasoo qeyb galeen aqoonyahano ururka dhalinyarada iyo ururka haweenka heer gobolka iyo heer state
Afurkan oo ka dhacay xarunta jaamacadda ayaa wuxuu ahaa mid heer sare loo soo agaasimay
19/03/2025
𝐒𝐭𝐮𝐝𝐞𝐧𝐭𝐬 𝐕𝐞𝐫𝐢𝐟𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
Dhamaan ardayda Jaamacadda ka qalin-jabisay iyo kuwa dhigtaba waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa in arday kasta uu galiyo ID-No-kiisa si uu u hubiyo in uu haysto HEMIS-ka Wasarada.
F.G.
Ardaygii aanan ku jirin xogtiisa hala wadaago Xafiska Diiwaan galinta Jaamacadda faraceeda Beledweyne si loogu soo daro ka hor 25ka bisha.
Kala xariir tell 0618139817/0613809999
Student Verification
17/01/2025
Qeyb kamid ah sawirada qalinjabinta
16/01/2025
Hambalyo dhamaan ardayda maanta ka qalin badalatay jaamacada jobkey