AL-Faraj Institute Of Languages and Subjects.

AL-Faraj Institute Of Languages and Subjects.

Share

Al-F***j Is The Backbone Of Education.

09/09/2024

Markale Soo dhawaada.

27/04/2024

Kulanti Wanaagsan.
Waxa aan wali si habsami leh uwadnaa Qeybihii Online -ka ee Daraasadda.

Hadii aad daneyneyso Soo dhawaaw, oo nagu soo biir, si aad kaga mid noqota Ardaydeenna.

Qeybtaan waxaan Ku heynaa koorsooyin isugu Jura Luuqado iyo Maadooyin aan udiyaarinay Qaab usahlaya Ardayda barashada oo heerarna Kala leh.

25/09/2021

Al F***j waa Wehelkaaga waxbarasho.
Al F***j waa Furaha Fahamka Aqoonta.
Al F***j waa Xarunta Xikmadda.

Toos u qaada casharada
Hadii aad naga Fogtahayna ama aad xaadiri karin fasalka Online ku qaada Duruustaada.

Waxdhigo oo dhigaa Dheeman unoqo.

20/09/2021

Ogeysiis
Waxaaynu Soo kordhinay Qeyb Online ah Oo Luuqadda English.ka ah

Nala soco
Naguna soo biir.

10/09/2021

Soo dhawaada Ardaydeena Markale.

29/08/2021

Ogeysiis Muhiim Ah.
Iskuulka
Qeybtiisa luuqadaha Gaar ahaan Qeybta English.ka
Waxuu ku wargelinayaa Ardayda jecel barashada Luuqadda English.ka In 1.da bisha 9.aad Bilaaban doona Fasalkii 4.aad ee English Online ah.

Oo bilaaw ah oo Tartiib iyo Tayo leh.

Waqtiga oo Dhow dartii Ardaydii Horay nooka soo xariirtay Waan heynaa Liiskooda ha diyaar garoobaan.

Qofkii kale ee jecel inuu Fursadaas ka faaideysto fadlan Nala soo xariir si aan kuu siino Waxbixinta Una hesho Waxbarashada Machadka oo aad ka faa'idi doonta In.A.

MAHADSANIDIIN.

29/08/2021

Learn Today Lead Tomorrow.
.

28/08/2021

Education is the most powerfull weapon which you can use to change the world ; yes education is the key to eliminate All propelems , if you want to grow and be successfull then you need to be educated

28/08/2021

Waa Alfaraj oo Idin leh Maalin wanaagsan.

Want your school to be the top-listed School/college in Balad Weyn?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Balad Weyn