Bilaal Media

Bilaal Media

Share

Magacayga waa Bilaal Daahir Waaneey Waxaan ahay ( Suxufi ) ka faalooda arrimaha Bulshada iyo Ciyaarah

18/06/2026

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيْمِ

Marka h**e, mahad iyo ammaan aan la soo koobi karin waxaa iska leh Allah SWT oo ii suurageliyay inaan gaaro guushan qiimaha badan. Allah ayaan uga mahadcelinayaa fadligiisa, naxariistiisa iyo guul kasta oo uu ii fududeeyay.

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan ku guuleysto kaalinta labaad ee Tartanka Hal-abuurka Saxaafadda ee Dhismaha Nabadda iyo Ka Hortagga Colaadaha.

Waxaan mahad gaar ah u jeedinayaa FESOJ iyo BBC Media Action oo na siiyay fursad qiimo leh oo aan ku muujin karno doorka saxaafadda ee nabad-dhiska, horumarinta bulshada iyo xoojinta wada noolaanshaha.

Sidoo kale, waxaan uga mahadcelinayaa qoyskeyga, asxaabteyda, macallimiinteyda iyo dhammaan dadkii igu dhiirrigeliyay safarkan. Taageeradiinna iyo ducooyinkiinna waxay qayb weyn ka qaateen guushan.

Abaalmarintani waxay ii tahay dhiirrigelin aan ku sii wado shaqada saxaafadeed anigoo ku shaqaynaya xirfad, daacadnimo iyo u adeegidda bulshada Soomaaliyeed.

Guushan waxaan la wadaagayaa dhammaan dadka i garab istaagay, waxaana rajeynayaa in ay ii noqoto bilow guulo ka waaweyn mustaqbalka Insha Allah.

Mahadsanidiin dhammaantiin.

🥈 Bilaal Daahir Waaneey
Kaalinta 2-aad
Tartanka Saxaafadda ee Dhismaha Nabadda iyo Ka Hortagga Colaadaha🌹 Alxamdulillaah, guul kasta waxay ka timaaddaa Allah. . 🏆🥈👏🏽

Photos from Federation of Somali Journalists FESOJ's post 17/06/2026

الحمدلله على كل حال

Thanks Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ iyo BBC MEDIA Action

17/06/2026

Messi iyo Taariikh Cusub

World Cup 2026 USA 🇺🇸

16/06/2026

عام ١٤٤٨ كل عام وانتم بخير

16/06/2026

الحمدلله على كل حال وفي كل مكان

Photos from Bilaal Media's post 12/06/2026

Waxaa la haaya ID Cards ama Aqoosiyadaan oo Saaki Walaal kamid ah Walaalaha ka qaadaya Dariiqa marka Insha allah Qofkii yaqaano ama Qofkiisa hala xiriiro Number kaan 0619913803

Ama aniga ha ila soo xiriiro mahadsanid

Asxaabta idinka gaarsiya Asxaabta kale si loo helo Qofkii lahaa ID CARDS

THANKS

11/06/2026

جمعة مباركة

30/05/2026

Kalmadii Xiritaanka Tartankii Ganacsi Kulmis Cup ee Baladweyne

29/05/2026

الصبر

الحديث القدسي [ عبدي يريد وأنا اريد ولا يكون الا ماادري! ]

28/05/2026

Daahfurka Shirkadda Amtel Faraceeda Baladweyne ee Xarunta Gobalka.

Want your school to be the top-listed School/college in Balad Weyn?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Balad Weyn