Hubaal College of Health Science

Hubaal College of Health Science

Share

hubaal is a college of health science in Baidoa

06/10/2015

todobaadkan waxaa inoo bilaabanaya imtixaankii mid termka ee college hubaal imtixaankaan oo ah kii ugu horeeyey oo ardadu ay u fariistaan inta la furay collegeka

Hubaal College of Health Science hubaal is a college of health science in Baidoa

06/10/2015

todobaadkan waxa inoo bilaabana imtixaankii midtermka ee college hubaal

07/09/2015

daraasada collejka hubaal si toos ah ayey u bilaabatay 1dii bisha september 2015
kuliyadaha lagu furay waxa ay kala ahaayeen
1. faculty of public health 1 year
2. faculty of medical laboratory 1year
3. faculty of nutrition 1 year
4. faculty of nursing 1 year

daraasaadka collejka waa gelinka dambe iyo part time

Want your school to be the top-listed School/college in Baidoa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu Statiom
Baidoa