19/08/2026
Qayb kamid ah Baraatikada 2-da Isbuuc.
Injection Practices.
waa page ka Rasmiga ah ee machadka Al-kownayn educational college of science
fadlan si aad noola soc Waa Bogga Rasmiga ah ee Machadka Al-kownayn
19/08/2026
Qayb kamid ah Baraatikada 2-da Isbuuc.
Injection Practices.
15/08/2026
KOORSO CUSUB OO FURSAD AH!
Ma doonaysaa inaad si wanaagsan u fahanto English Tenses & Grammar oo aad horumariso isticmaalkaaga English-ka?
Al-Kownayn Educational College wuxuu kuu diyaariyey Koorso English Tenses & Grammar ah oo soconaysa 2 Bilood.
Koorso ku habboon ardayda doonaysa inay xoojistaan aqoontooda English-ka, gaar ahaan Tenses, Grammar iyo samaynta jumlado sax ah.
π Muddada: 2 Bilood
π Koorsada: English Tenses & Grammar
π Diiwaangelinta: Way Furan Tahay
Ha seegin fursaddan aad English-kaaga ku horumarin karto!
WhatsApp: 61 4945150
π Isdiiwaangeli maanta oo booskaaga xaqiiji!
π Kusoo Dhawow Al-Kownayn Educational College
Al-Kownayn Educational College waa xarun waxbarasho oo u heellan bixinta aqoon tayo leh, tababarro xirfadeed iyo horumarinta mustaqbalka ardayda. Waxaan kuu haynaa koorsooyin casri ah oo ay dhigaan macallimiin khibrad leh, kuwaas oo isku dara aragti (Theory) iyo tababar gacmeed (Practical).
baro maanta, Bari hogaami.
13/08/2026
Tartan adag Oo Isbalansi Ahaa oo Dhex Marey Qaar kamid ah Ardeyda English-ka Ee Machadka alkownayn.
"Dhisida Jiil cusub Waa Qorshaheena"
Nagula Soo Xiriir ;
61 4945150
Dhamaan daneeyayaasha baraatikada caafimaadka oo Soconaysay 2-da isbuuc Isdiyaariya.
Maalinta : Sabti.
Taariikh : 15 / 08 / 2026.
Waad Kamid noqon kartaa kali ah nagula soo xiriir Whatsapp Numberka ;
61 4945150
10/08/2026
Mid Kamid ah fasalada Computer-ka ayaa u fadhiistey imtixaan kaas Oo loogu tala galey in lagu Tijaabiyo aqoontooda Ku Aadan buug Ay Soo dhameysteen oo Ahaa ( Windows ).
Imtixaanku waa fursad lagu cabbiro aqoonta, fahamka iyo dadaalka ardayga. Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul iyo natiijo wanaagsan.
Adiguna Waad Kamid Noqon kartaa Ardeyda Ku xigta ee mudo Kooban Kadib Ku Farxi doona tijaabinta Aqoontooda.
Ha noqon qof daawada horumarka dadka kale, noqo qofka horumarkiisa bilaaba maanta!
Isdiiwaangeli oo ku biir ardayda baranaysa xirfadaha Computer-ka.
π© Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin iyo isdiiwaangelin.
61 4945150 / 624945150.
majeclaan Laheyd Maalin uun in aad Lahaato Aqoon Ku Saleysan Computer-ka ?
Alkownayn wuxuu fursada buuxa Siinaayaa dhamaan Cid Kastoo Jecel barashada computerka in wali ay furantahay diiwaangelinta Computer-ka, Intaas Kuma Eka waliba waxaa wali ku Guda Jirnaa Qaadashada Ardeyda Sida Bilaash-ka ah ( free ) lagu barayey computer-ka.
Fadlan mudadu way Koobantahay Tiraduna way xadidantahay oo Si dhakhso ah ku gaar Xafiiska alkownayn Ama kala Xiriir ;
61 4945150 / 624945150.
Tartan Aqooneedka isbuuclaha ah ee Alkownayn.
Ardeyda Iyo Xisaab.
Tartan aqooneedka isbuuclaha Ah Ee Fasalada Alkownayn
06/08/2026
Tartanka Isbuuclaha ah ee fasalada alkownayn.
Tartan aad U Adag oo dhex Marey Ardeyda Waxbarashada aasaasiga ah ee Iskuulka alkownayn, Kuwaas oo isugu jira, Xisaabta, Afsoomaaliga iyo english-ka aas aasiga, Ayaa si habsami leh kusoo idlaadey.
Waxaan lawadaagaynaa Dhamaan bulshada Kala Duwan ;
Waalid : U dookh caruurtaada Goob ay si qoto dheer Ugu dhiiradaan sido kale ku Helaan dhiiragalin iyo hami wax Barasho.
Walaal : Lawadaag walaalkaaga Fursadaha alkownayn si uu ula jaanqaado Aduunka casriga ah.
Saaxiib : kaalay oo ka Faaideyso Alkownayn oo kordhi hamigaaga Iyo aqoontaada.
"Dhisida Jiil cusub waa qorshaheena".