Baidoa Training & Research Center

Baidoa Training & Research Center

Share

Training & Research waa xarun tababar iyo cilmi baaris ah

17/12/2025

Jaamacadda Caalamiga ah ee Baidoa International University (BIU) waxay ku wargelinaysaa ardayda barata IT-ga in la qabanaayo Tababar (Training) oo cinwaankiisu yahay "𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐇𝐚𝐫𝐝𝐰𝐚𝐫𝐞 𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐚𝐢𝐧𝐭𝐞𝐧𝐚𝐧𝐜𝐞".

Baidoa International University
BIU Buur Hakaba

17/12/2025

Jaamacadda Caalamiga ah ee Baidoa International University (BIU) waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda Jaamacadda ee barata caafimaadka in la qabanayo tababar aqooneed iyo cinwaankiisu yahay: "👩‍⚕️ 𝐌𝐚𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐥 & 𝐅𝐞𝐭𝐚𝐥 𝐌𝐨𝐧𝐢𝐭𝐨𝐫𝐢𝐧𝐠 𝐃𝐮𝐫𝐢𝐧𝐠 𝐋𝐚𝐛𝐨𝐫" - (La socodka Hooyada iyo Uur-jiifka inta lagu jiro Foosha).

Baidoa International University
BIU Buur Hakaba

04/02/2024

𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛

Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay ku wargelinaysaa danayaasha koorsada 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻𝗲𝗿 in la bilaabi doono berito oo isniin ah 4:00 pm iyo xaruunta 1aad Jaamacadda Baidoa International University

𝗸𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗮𝘆𝘀𝗶 𝘄𝗮𝗰𝗮𝗻.

03/02/2024

𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛

Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay idinku wargelinaysaa koorso ku saabsan 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻𝗲𝗿 oo socondoono muddo 𝟭𝟬 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗺𝗼𝗼𝗱 waxaana lagu qaban doonaa xaruunta 1aad Jaamacadda Baidoa International University.

Waxaad isku diiwangelinkartaa qaab online ah, dooro linkiga hoose kadibna buuxi Formka.

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSc-Eecx4hSHd9b4OZPzU5HIKaCluExqvp6MJiBbs-xguzNdFg/viewform?usp=pp_url

𝗸𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗮𝘆𝘀𝗶 𝘄𝗮𝗰𝗮𝗻.

03/07/2023

𝗢𝗴𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗠𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗮𝗵

Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay idinku wargelinaysaa tababar ku saabsan 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝗰𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝘀𝗸𝗶𝗹𝗹𝘀 oo socondoono muddo 5 maalin ah waxaana lagu qaban doonaa Jaamacadda Baidoa International University.

Wixii faahfaahin ah kale xiriir

0615131346 | 0625131346.

𝒌𝒂 𝒇𝒂𝒂'𝒊𝒅𝒂𝒚𝒔𝒊 𝒘𝒂𝒄𝒂𝒏

12/07/2022

OGEYSIIS muhiim ah

Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay idinku wargelinaysaa tababar ku saabsan WASH oo socondoono muddo 3 maalin ah waxaana lagu qaban doonaa Jaamacadda Baidoa International University

Waxaad isku diiwangelinkartaa qaab online ah, dooro linkiga hoose kadibna buuxi macluumaadka

https://btrcentre.org/training/

Wixii faafahin ah kala xariir
0612556655.

ka faa'idaysi wacan

11/07/2022

OGEYSIIS muhiim ah

Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay idinku wargelinaysaa koorso Research Methodology ah oo bilaaban doontaa 15 July 2022 waxaana lagu qaban doonaa Jaamacadda Baidoa International University

Waxaad isku diiwangelinkartaa qaab online ah, dooro linkiga hoose kadibna buuxi macluumaadka

https://btrcentre.org/training/

Wixii faafahin ah kala xariir
0615886775/0623333364.

ka faa'idaysi wacan

27/05/2021

Dhammaan shacabka Reer baydhabo janaay
Waxaan ugu bishaaraynaynaa inaan Maalinta Axada ah 30.May.2021 hoolka weyn ee Jaamacadda Baydhabo International University lagu qaban doono Seminar ku saabsan
.
ujeedada seminarkan loo qabanayno ayaa ah kobcinta garaadka iyo aqoonta dhalinta.

Seminarka waxaa lagu bixin doonaa Shahaado.
Ee fadlan La wadaag asxaabtaada si ay uga faaideystaan fursadaan qiimaha badan.


Isdwaangelinta waa lacag la'aan.
📱615955476
📱615325670

01/08/2020

_______OGEYSIIS _____OGEYSIIS ____OGEYSIIS

Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo ( Baidoa Training & Research Centre) wuxuu idinku wargalinayaa koorsadan hoos ku xusan waxaana bilawan doonaa 8 August is diiwan galinta waxay ka soctaa xarunta 1aad ee jaamacada BIU waxana la qaadan doona tiro kooban ka faa'idaysi wacan

faafahin ah kala xariir
0615876675/ 0625131346

27/02/2019

Bishaaro Bishaaro Bishaaro
___________________________________
dhamaan bahda jecel waxbarashada waxaa lagu war galinayaa ina jaamacada Baidoa International University BIU iyo machadka ( ) ay wada qaban doonan course oo ah waxana bilaawan doonaa 9/3/2019--13-3-2019
isdiiwan galinta waxay ka soctaa labada campus ee jaamacada.
waxaan la qadan doonaa tiro kooban
certificate : yes
ka fa,idaysi wacan
wixi faafaahin ah kala xariir
0615876675 / 0613421421/0615500829

Want your school to be the top-listed School/college in Baidoa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Baidoa