20/08/2026
ELIF PU College — Aqoon, Anshax iyo Mustaqbal.
Waa machad u taagan tayada waxbarashada, kobcinta aqoonta dhalinyarada, horumarinta xirfadaha iyo diyaarinta jiil hoggaamiya mustaqbalka
"Promoting Excellent Studies" . ELIF PRE-UNIVERSITY COLLEGE is an Advanced pre-university college, founded in September 2016.
Advanced College that provides a new model of teaching Methedology, persuades the community and encourages them that they have their own potential power. The institute provides Certified Full time studies (A level Certificate),Certified Language Studies, Diplomas, short courses and capacity building courses
20/08/2026
ELIF PU College — Aqoon, Anshax iyo Mustaqbal.
Waa machad u taagan tayada waxbarashada, kobcinta aqoonta dhalinyarada, horumarinta xirfadaha iyo diyaarinta jiil hoggaamiya mustaqbalka
MACHAFKA MAANTA WAA FASAX, SIDAAS HA ULA SOCDEEN DHAMMAAN HOWLWADEENADA IYO ARDAYDEENA SHARAFTA LEH
15/08/2026
Elif Pu College waxuu Hambalyo u dirayaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ka gudbay imtixaanka Fasalka 12aad ee dugsiga sare.
Waxaan sidoo kale hambalyo u diraynaa waalidiintii iyo barayaashii tacabka adag soo geliyay sidii ay u soo saari lahaayeen jiil dhisan oo beri dhisa dalkeenna.
Waxaan ardayda u rajaynaynaa mustaqbal hagaagsan.
15/08/2026
Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay Imtixaanka Shahaadiga Qaranka ee Dugsiga Sare 2025/2026. 🎓🇸🇴
Gaar ahaan, waxaan si weyn ugu hambalyeynayaa ardaygii ka tirsanaa ELIF PU College ee kaalinta 7aad (Top 10) ka galay dalka IDRIS NOR ABDI ABIIKAR, oo dhigta iskuulka Ma'mur PSS . 🏆👏
Guushu waa miro dadaal, dulqaad iyo waxbarasho joogto ah. Hambalyo, sharaf weyn ayaad noo soo hoysay!
14/08/2026
Two-Day Training Program
Mustaqbal Training Forum (MUTFO), in collaboration with ELIF PU College, successfully conducted a two-day training program at the ELIF PU College campus.
Day One was successfully completed with active participation, engaging sessions, and valuable learning experiences. We look forward to an equally productive Day Two.
Together, we learn, grow, and build a better future.
08/08/2026
Ogeysiis - Ardada jacel xifadaha Digitalka waxaa Mutfo iyo Elif Pre-University ELIF PU College qaban doonaan tababar loogu magac daray "Digital Literacy"
Waa 2Maalin oo shahaado la socoto. Tirada ardada ka faaideysaneysa waa 45 qof waa ay xadidantahay.
Ku soo biir groupka Koorsada👇 raac linkiga
🔗https://chat.whatsapp.com/IPgoXXQ5vTK9vl6mRTKPmE
Course-gaan waxaa lagu baran doonaa:-
📌Types of Computers (Desktop, Laptop, Tablet, Smartphone, Server)
📌Computer Hardware (CPU, RAM, Storage, Input and Output Devices)
📌Computer Software (System Software and Application Software)
📌Introduction to Operating Systems
Common Operating Systems (Windows, macOS, Linux, Android, iOS)
📌Desktop Environment and User Interface
📌File and Folder Management
📌Installing and Uninstalling Applications
📌Basic System Settings and Maintenance
Introduction to Computer Security (Passwords, Updates, Antivirus)
📌Practical Exercises Using an Operating System
23/07/2026
Congratulations, Mohamed Abdullahi Hussein, on publishing your outstanding article at Somali National University.
Your achievement reflects your dedication, hard work, and academic excellence. We at ELIF PU College are proud of you and wish you continued success in your research and future endeavors.
22/07/2026
Hambalyo iyo Bogaadin
Hambalyo Salmo Mohamed Hassan, waxaan ku faraxsanahay guusha aad ku gaartey kaalinta koowaad ee Semester 8 ee Plasma University .
Aad baan ugu faraxsanahay inaad ka mid ahayd ardaydii ka aflaxday Machadka.
Guulo kale ayaa kuu rajeyneynaa.
21/07/2026
📢 FURSAD QAALI AH – BARO COMPUTER SI BILAASH AH! 💻
ELIF PU College wuxuu kuugu bishaareynayaa koorsooyin Computer oo BILAASH AH si aad u horumariso aqoontaada iyo xirfadahaaga.
📍 Machadka waxa uu ku yaalaa dhabarka dambe ee Tayo Hospital (Ex Aayow School), Baydhabo
✅ Koorsooyin bilaash ah
✅ Macallimiin khibrad leh
✅ Deegaan waxbarasho oo tayo leh
⚠️ Tirada kuraasta waa xaddidan tahay, sidaa darteed isdiiwaangeli sida ugu dhaqsaha badan si aad uga faa'iidaysato fursaddan.
Aqoontaada maanta bilow, mustaqbalkaagana dhis!
18/07/2026
Miyaad ogtahay in barashada luuqada Ingiriisigu ay tahay tillaabada ugu horraysa ee aad ku gaari karto guul weyn iyo shaqooyin caalami ah?
Elif Pu College waxay idiin diyaarisay koorso si gaar ah loo qaabeeyey oo kor u qaadaysa afarta xirfadood ee ugu muhiimsan:
Ku-hadalka (Speaking)
Qorista (Writing)
Akhriska (Reading)
Dhegeysiga (Listening)
Goobta: Agagaarka Isbitaal Tayo, Xaafadda Horseed, Baydhabo.
Kala xiriir lambaradan: 0615441953 | 0625441953
Ha moogaan fursaddan dahabiga ah, boosaska waa kuwo xaddidan!