23/05/2023
Asc
Marka h**e dhammaan ardada iyo bahda machadka barashada luuqadaha iyo cilmiga xisaabaadka ee LOOBOGE PRIVATE ACADEMY [ LPA ] waan idin salaamay,
Waxaan rabaa inaan hambalyo iyo rajo wanaagsan halkan u mariyo dhammaan ardada fasalka 8aad ee usoo dhammaaday imtixaankii GAE/ga waxaan si gaar ah ugu duceynaayaa ardada private/ka ee imtixaankaas gashay waxaan leeyahay illahay ha idinka dhigo kuwa la eego 10 ka ugu h**eeya ee magacyadooda lasoo dhejiyo.