Asc dhamaan bah waxbatashada
C/laahi jaamac Secondry and primary school
waxaan doonayaa inaandadka wax baroda
HABEEN WANAAGSAN DHAMAAN INTA SAMAHA JECEL
ISKUULKII DAMALA XAGARE WAA FURMAY
asc
08/10/2018
Xafladii ardayda iskuulka cabdiaahi jaamac oo siwanaagsan kusoo dhamaatay
HANBALYO ISKUULKA CABDILAAHI JAAMAC SECENDRY AND PRIMARY SCHOOL DAMALAXAGARE OO KAALINTA LABAAD KA GALAY IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA EE DUGSIYADA SOOMAALILAND MAASHA ALLAAH WAA GUUL USOO HOYATAY GOBOLKA SANAAG GAAR AHAAN BULSHADA WEYNTA REER DAMALAXAGARE ARDAYDII GUUSHAAS SOO HOYSAYNA WAXAAN ILAAHAY UGA BARYAYAA INUU USII SIYAADIYO AQOONTOODA
asc galab wanaagsan dhamaan akhyaarta meelkasta oo aad joogtaam
25/02/2016
iskuulkee degmada damalaxagare oo ah iskuulada ugu tayada wanaagsan gobolka sanaag ayaa waxaa dhigata arday aad ufara badan iskuulka wuxuu soo maray marxalado kala duwan iyo maamulo kala duwan lkn nasiib wanaag midkasta kan la danbeeyaaba horumar ayuu gaadhsiinayey ilaa uu iskuulka uu haatan yeeahay
Iskuulkee degmada damalaxagare wuxuu ku jiraa iskuulada ugu waxbarashada wanaagsan gobolka sanaag
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Damalaxagare
Badhan
5400610