AL-Furqan Schools Badhan / Sanag / Somalia

AL-Furqan Schools Badhan / Sanag / Somalia

Share

Alfurqan Primary Intermediate and Secondary Schools
Badhan | Sanag | Somalia

exam result linkπŸ‘‡
https://furqaanschools.com/showresult.aspx

23/07/2026

πŸ“’ War-gelin Muhiim ah!

AlFurqan Schools – Badhan, Sanaag, Somalia waxay ku wargelinayaan dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo bulshada inteeda kale in ay si rasmi ah u bilaabatay diiwaan-gelinta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2026–2027.

Waxa la diiwaan-gelinayaa ardayda:
πŸ“š Dugsi Hoose
πŸ“š Dugsi Dhexe
πŸ“š Dugsi Sare

☎️ Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:

- 906013700
- 090715071
- 907764393
- 907528400
-907453761

🌟 U kaalay aqoon tayo leh iyo macallimiin khibrad iyo takhasus leh.

AlFurqan Schools – Aasaaska Mustaqbal Wanaagsan.

30/06/2026



waxaa lagu wargelinyaa dhamaan ardayda dhigata dugsiyada sare ee magaaalada Badhan
in lafuri doono kobcinta aqoonta ardayda dugsiyadda sare.
si gaar ah ardayda sanadka noqonaysa fasalka 4aad ( Form Four ).

Waxaana laga dhisayaa madooyinka (mathematics, physics, biology iyo chemistry).

Waxbarashadu Waxay si toosa uu bilaabmaysa 1/7/2026 oo ku beegan maalinka Arbacada.

Goobtu Waa Xarunta Dhexe ee Dugsiga Alfurqaaan, Badhan.

kafaaiidaysi wacan.

17/06/2026

Arbaco : 17/06/2026
Natiijada Imtixaanka Naqliga

Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey natiijada imtixaanaadka Naqliga ee sanad dugsiyeedka 2025–2026, kuwaas oo ay galeen ardayda dhigata Dugsiyada Alfurqaan Hoose /dhexe/Sare/iyo xaawo Taako .

𝙃𝙖𝙗𝙠𝙖 π™‡π™–π™œπ™ͺ π™€π™šπ™œπ™€ π™‰π™–π™©π™žπ™žπ™Ÿπ™–π™™π™– π™„π™’π™©π™žπ™­π™–π™–π™£π™ π™– :
Si aad u ogaatid natiijadaada, fadlan raac tallaabooyinkan soo socda:
1. π™π™žπ™žπ™­ π™‘π™žπ™£π™ i-π™œπ™–:
πŸ‘‰ furqaanschools.com/showresult.aspx
1. Ku qor Roll Numberkaaga
3: ka dooro (Finall)

π™π™žπ™žπ™§π™€ 𝙂𝙖𝙖𝙧 𝙖𝙝 :
Ardayga ilaaway Roll Numberka, wuxuu ka heli karaa xafiisyada xoghaynta:
πŸ“ž 0907528400 /0907453761

26/05/2026



Waxaa Bulshada ku Dhaqan Magaalada Badhan lagu wargelin in Salaadda Ciidda lagu Tukanaayo Muslaha Alfurqaan.
salaadda waxa la tukan, Insha-Allaah, 7:30 AM (aroornimo).

Photos from AL-Furqan Schools Badhan / Sanag / Somalia's post 09/05/2026

Badhan 09/May/2026
Ardayda Dugsiga Sare Al-Furqaan ayaa u fadhiistay Saaka Imtixaanka naqliga ah ee Sannad Dugsiyeedka 2025/2026.
Maamulka Dugsiga AlFurqaan Wuxuu u rajeyn Ardayda dhammaantood natiijo farxad galisa sidoo kalena kula dardaarmaya inay wax akhriska iyo dadaalka badiyaaan .

Photos from AL-Furqan Schools Badhan / Sanag / Somalia's post 05/05/2026

||Xaflada Qalinbadalashada dufcadii 21aad ee Ka Baxda Dugsiga sarre AL FURQAAN ee degmada Badhan

Photos from AL-Furqan Schools Badhan / Sanag / Somalia's post 05/05/2026

||Xaflada Qalinbadalashada dufcadii 21aad ee Ka Baxda Dugsiga sarre AL FURQAAN ee degmada Badhan.

02/05/2026

Wargalin muhiim ah.

02/05/2026

وبشر Ψ§Ω„Ψ΅Ψ§Ψ¨Ψ±ΩŠΩ† Ψ§Ω„Ψ°ΩŠΩ† Ψ§Ψ°Ψ§ Ψ§Ψ΅Ψ§Ψ¨ΨͺΩ‡Ω… Ω…Ψ΅ΩŠΨ¨Ψ© Ω‚Ψ§Ω„ΩˆΨ§ Ψ§Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ§Ω†Ψ§ Ψ§Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩ€ΩˆΩ†.

Axad : 2/05/2026
Alle haw naxariisto Dr Maxamed Axmed Cali Gurxan. .
------------------------------------------------
Bahda dugsiyada Alfurqaan maamul macalimiinta waxay ka tacsiyadaynayaan geerida ku timi
'' Dr Maxamed Axmed Cali Gurxan" oo kamid ahaa ardayda ka qalinjabisay Dugsiyada Alfurqaan kasoo shil gaari ku galay Deegaanka Midigale.

Illaahay waxan uga baryeynaa inuu naxariistiisa ku manaysto, qabrigiisana uga dhigo beer beeraha janada kamid ah isaga iyo dhamaan inta shilka kula geeriyootay, innaga iyo dhammaan qarabadiisana samir iyo iimaan inaka siiyo aamiin aamiin.

Waxaan dareen tacsida si gaar ah ula qaybsanaynaa dhammaan qaraabada.

--------- Dhammaad ---------

Want your school to be the top-listed School/college in Badhan?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Badhan