Midowga Ardayda kulliyada waxbarashada ee JUS faraceeda badhan

Midowga Ardayda kulliyada waxbarashada ee JUS faraceeda badhan

Share

education and it's researches

18/02/2026

Ramadaan Mubaarak
Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Ilaahay ha inaga yeelo kuwa ku sooma caafimaad iyo cibaado suuban, kana aqbalo soonka, salaadda iyo acmaasha wanaagsan.

Midawga ardayda kulliyada waxbarashada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraca pl-Badhan

15/10/2024

TACSI!
Maamulka kulliyadda waxbarshada , Macalimiinta, Ardayda iyo guud ahaan bahda kuliiyadda waxbarshada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraceeda badhan, waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan gudoomiyaha department math/physics kulliyadda education ka mukhtaar jaamac Muhammad, oo Aabbihiis ku geeryooday magaalada boosaaso . Waxaan leenahay samir iyo iimaan alle haydinka siiyo adi iyo qaraabadaba . AAMIIN
إنا لله وإنا إليه راجعون

20/08/2024

Talaada, August 20, 2024:
Waxa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faraca Puntland- Badhan, Laga daah furay Laab (lab) ay leedahay kulliyadda Waxbarashada iyo Sayniska.

Photos from Midowga Ardayda kulliyada waxbarashada ee JUS faraceeda badhan  's post 20/08/2024

Talaada, August 20, 2024:
Waxa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faraca Puntland- Badhan, Laga daah furay Laab (lab) ay leedahay kulliyadda Waxbarashada iyo Sayniska.

Want your school to be the top-listed School/college in Badhan?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Badhan