Sabti 14/02/2026.
.
Waxaa soo jeedinaya gabdhaha fasalka 1aad ee dugsiga sare.
Waxayna ka hadleysaa muhiimada cilmiga.
" waxaan nahay ubixii nuur
Waxaan nahay aayatiin
Waxaan nahay midha baxoo
Bulshadu ay goosanoo
Ka goyn aafada jahliga "
Xaflada abaalmarinta kalka koobaad dugsiga sare sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
AL.Nuur school Badhan_sanaag-somalia
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AL.Nuur school Badhan_sanaag-somalia, Education, Badhan.
Sabti 14/02/2026.
Hadaljeediin xildh/eng .
" waxaad baraneysaan maanta waa waxaad berri wax ku noqondoontaan "
Xaflada abaalmarinta kalka koobaad dugsiga sare sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Sabti 14/02/2026.
Hadaljeediin hooyo .
" waxaad ku jirtaan ardayey hayaan waxbarasho waa inaad yool ka yeelataan hayaankiina"
Xaflada abaalmarinta kalka koobaad dugsiga sare sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Sabti 14/02/2026.
Hadaljeediin gudoomiyaha guddida waalidiinta dugsiga mudane .
" beertu hadaaney fadhiga kuugu muuqan ma lihid .
Adayga iyo buugiisu waa iney isu muuqdaan"
Xaflada abaalmarinta kalka koobaad dugsiga sare sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Sabti 14/02/2026.
Hadaljeediin maamulka guud dugsiga mudane .
"هل جزاء الإحسان إلا الإحسان " الآية
Xaflada abaalmarinta kalka koobaad dugsiga sare sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Sabti 14/02/2026.
.
Xaflada kalka koobaad dugsiga sare ee sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Sabti 14/02/2026.
Furitaanka xaflada dugsiga sare ee qawlka eebe kalka koobaad sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Waxaa inoo akhrinaya oo ka mid ah ardayda fasalka 3aad ee dugsiga sare.
14/02/2026
Sabti 14/02/2026 .
Sawirro Q3.
Xaflada kalka koobaad dugsiga Sare sanad tacliimeedka 2025-2026 .
=====///======///======///======
Waxaa maanta dugsiga lagu qabtay munaasabad ay soo agaasimeen maamulka iyo macalimiinta dugsiga sare.
Munaasabadan ayaa ujeedeedu ahayd in lagu soo afmeero kalka koobaad ee dugsiga imtixaanka kalka koobaad iyo nashadaadkii ardaydu qabteen .
Munaasabadu intey socotey ayaa maamulka dugsigu abaalmariyey :-
1- Ardayda kaalimaha h**e ka galay fasalada imtixaanka kalkan.
2. Macalinka ugu dadaalka wacnaa kalkan .
3- ardaygii ugu akhlaaqda wanaagsanaa
4- ardayga ugu imaatinka iyo wakhti ilaalinya wanaagsanaa.
5- fasalka ku guulaystey koobka tartanka aqoonta .
6- laacibkii ugu goolasha badnaa koobka kubadda cagta.
7- laacibkii ciyaar wanaaga ku guulaysey.
6- fasalka ku guulaystey koobka kubadda cagta .
Ugu danbayn munaasabada ayaa ku soo dhamaatay jawi wanaagsan .
..... .............Dhamaad ........................
14/02/2026
Sabti 14/02/2026 .
Sawirro Q2 .

Sawirro Q1.

Muuqaal.
Macalin zeynab cabdulaahi shiikh iyo fasalkeeda FOUR A oo ah fasalka hantay koobka tartan tacliimeedka tartan iyo tijaabo ee sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Muuqaal.
Ardayga ugu sareeyey dugsiga H/Dhexe .
............................................................
Maxamed c/qaadir maxamed oo ah fasalka 5naad ayaa noqday ardayga ugu sareerey dugsiga H/Dhexe wuxuuna keenay 100% .
Xaflada kalka koobaad Sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Masha allah Ilaahay cilmiga ha u barakeeyee.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Badhan
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 13:00 |
| Tuesday | 07:00 - 13:00 |
| Wednesday | 07:00 - 13:00 |
| Thursday | 07:00 - 09:00 |
| Saturday | 07:00 - 13:30 |
| Sunday | 07:00 - 13:29 |