Lafole College Badhan Sanaag

Lafole College Badhan Sanaag

Share

Lafole college
kusodhawoow machadka
Madoonaysa
khibrad
Xirfad
Aqoon
ugu kaalay lafole college

23/12/2025
19/12/2024

Ogeysiis...

Waxa Machadka Lafole College Badhan Sanaag uu qabanyaa Tababar ku Saabsan Nafaqo Darada Caruurta Yaryar Shan sano (0-59 months)iyo Hooyada Uurka leh Iyo Hooyada Nuujisada ah.

Tababarku waxaa ka faaidi doontaa mudada uu socdo tababarku inaa aqoon u Laahatid Aqoonta Nafaqo Darada,Daawayntiisa iyo Sida Loola Socdo.
Tababarkuna wuxuu iskugu jiraa theory iyo practical watana . la aqoonsahy

Diiwangelintu Waxay Ka Socota Xafiiska Machadka. Mahadsanid.
Waxaana la qadanaya arday kooban horay u gaadh xafiiska machadka Lafole College Training si aanu kaaga buuxsamin
Mahadsanidin

21/11/2024

Learn more about nursing scholarships in the lafoke College to support your educational journey and career goals

22/09/2024
Photos from Lafole College Badhan Sanaag's post 18/07/2024

Maanta oo ay tarikhdu ahayd 18 -07-2024ardayda dhigata machadka lafoole college of health science and education qeybta cafimaadka io computerka ayaa galay imtixaan Ku saabsan maadada barashada shaqada jirka (Physiology ) iyo madadda (microsoft office word ) waxaana uu kusoo dhamaaday jawi nabdoon alle mahadiis
Insha Allah waxaan u rajeyneynaa guul

Machadka Lafole College waa hoyga aqoonta iyo soo saaraha Jiil waxbartay.

Hamoogan hana kamaqnaan Machadka Lafole😗

Ubad kaaga keen si ay ula jaan qaadaan ubadka caalamka



🙏🥰🤞

16/07/2024

Machadka Lafole College oo Kuu Haya Xirfado Aad ku shaqa Tegi Karto Isla marka Aad Barato.
Si aad xo dheeri ah u hesho wac: 09057720416 7639012/7696989

Photos from Lafole College Badhan Sanaag's post 04/07/2024

Mahad oo dhami allaah bay u sugnaatay marka xiga waxaan u mahadcelinayaa maamulka iyo mucalimminta machadka lafoole

Intaa ka dib
Waxaa maanta oo ah 03/07/2024 u fariistay imtixaan ardayda nursing ka oo ku gelaya
Buuga koowaad { first Aid }
Waxaana ka muuqatay dadaal dheeri ah iyo xamaasad caafimaad
Guul baan idiin rajayn

Photos from Lafole College Badhan Sanaag's post 04/07/2024

kowaad sawiro
Ardayda machadka lafoole College oo tijaabo gacmeed ka Samaynaysa tolniinka jeexmada (Suture) nudayaasha jirka Gudaha iyo debadaba
(practical of knitting tissue,)

Want your school to be the top-listed School/college in Badhan?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Badhan