Najax Primry school ceelbuh

Najax Primry school ceelbuh

Share

All your dreams can come true and I'll make sure of it. Live in the sunshine where you belong.

29/09/2024

Soo dhawoow Mohamoud Abdilaahi Faarah
Arday H**e,
Farxad iyo sharaf weyn bay noo tahay inaan kugu soo dhawayno. Najax Primry school ceelbuh

09/04/2024

CIID MUBAARAK.

Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda Ciidul Fidri.

Waxaan Alle ka baryeynaa in ciiddan teeda xigta uu innagu gaarsiiyo nabad iyo caafimaad.

Maamulka Skulka Najax Primry school ceelbuh wuxuu si gaar ah hambalyo u leeyahay , macallimiinta, waaliddiinta iyo ardayda Skulka guud ahaan farxadda Ciidda awgeed.

كل عام وانتم بخير.
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.

Photos from Najax Primry school ceelbuh's post 15/02/2024

Khamiis : 15/02/2024
Abaalmarinta Ardaydii kaalmaha h**e ka galay Imtixaanka Teeramka kowaad ee Dugsiga hoose dhexe Al Najax ceelbuh .
----------------------------
Waxa saaka oo khamiis ah 15/02/2024 la abaalmariyey 21Arday ee galay sadexda kaalmood ee ugu h**eeya sideeda Fasal ee Dugsiga Al najax subaxii kuwaaso ugu sareeyey Imtixaankii Teeramka koowaad ee sannad dugsiyeedka 2023/2024.

Xafladan Abaalmarinta Ardayda oo ay kasoo qayb galeen :
• Maamulka schoolka Al-Najax ceelbuh iyo macalimiinta .

Ugu danbayntii waxaan u hambalyeynaynaa guud ahaan ardaydeena gaar ahaan ardaydii saaka lagu abaalmariyey natiijadii wanaagsanayd ee ay ka keensadeen dadaalkii ay sameyeen teeramkii kowaad…hambalyo hambalyo.

-----------------Dhammaad-----

Photos from Najax Primry school ceelbuh's post 06/01/2024

Sabti, 06/01/2024.
Bilowga Imtixaanka Teeramka 1aad 2023/2024.

Waxaa Maalintii kowaad kasocda Dugsiga Dhexe ee Najax Primry school ceelbuh School Imtixaanka Teeramka 1aad ee Sanad dugsiyeedka 2023/2024.
Waxan dhamaan ardayda imtixaanka u fiirsatay u rajeenay guul

Xafiiska imtixaanka Dugsiga Dhexe Najax primry school ceelbuh.

30/07/2023

Degaanka Ceel-Buuh ee Gobolka Sanaag.

Gudoomiyadda Gudoonka Wasaaradda Waxbarashada eee Gobolka Sanaag Murwo Xayaad Maxamud Maxamed ayaa Magacawday Maamulaha Dugsiga Hoose/Dhexe Al- Najax ee Magaalada Ceel-Buuh ee Gobolka Sanaag.
Maaamulaha Dugsiga Hoose/Dhexe ee Al- Najax ayaa loo magacaabay Axmed Maxamed Cabdirihmaan.

Hoos Ka dalaaco Warqada magacaabista ee ka soo baxday Xafiiska Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka Sanaag..

Photos from Najax Primry school ceelbuh's post 20/01/2023

Khamiis, 19/01/2023

ABAALMARINTA ARDAYDA
KAALMAHA H**E KA GALAY IMTIXAANKII TERMKA 1AAD E 2022/2023.

Waxaa saaka dugsiga Najax Primry&Secondry school ceelbuh ka qabsoomay xaflad loogu hambaleyey ardaydii kaalmaha h**e ka galay imtixaankii Termka la galay.

Ardayda la abaal mariyey waxay isugu jireen ardayda galay kaalinta 1aad, 2aad iyo 3aad ee fasal walba iyo ardayga dugsiga ugu sareeyay, sidoo kale waxaa loo hambalyeyey dhammaan ardayda ku baastay Imtixaankii dugsiga.

Gabagabadii Maamulaha Dugsiga Awil Abdullahi Ahmed Amay ayaa arday kula dardaaramay iney dadaalka sii joogteeyaan tartankiina uu weli furanyahay, loona diyaar garoobo imtixaanka TERMKA 2AAD ee fooda inagu soo haya bisha May 2023.

Admin

21/11/2022

Thanks for being an excellent educator and a friend simultaneously. Happy Teachers' Day!
Najax Primry&Secondry school ceelbuh
Mualdeshkhan Whosni Omar
Axmed Cadnaan Darwiish
Said
Abdullahi Ahmed Amey
Ibrahim mohamed
Mohamed Ali jama
Sãïdï Ãdøw Bãryãrê

HAPPY TEACHERS DAY!

17/11/2022

Aabe Cali yuusuf

Want your school to be the top-listed School/college in Badhan?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Badhan