23/07/2025
Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga H/DHEXE , ee iqra waxay ogysiinayaan dhammaan bulshada qaybaheeda kala duwan ee waxbarashada jecel in ay socoto diiwaan galinta ardayda cusub, iskuulkuna furmayo maalinta sabtida, 02/8/2025.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir
0907844042 ama 0907154514.
25/06/2025