حرقو اهل غزة فجاءتهم الصاعقة من الله فلتحترق امريكا وما ظلمهم الله ولكن كانو هم الظالمين
Xananley Primary School
welcome to Xananley School
Macalinku waa dhisaha bulshada
Waa dhisaha dalka
Waa barbaariyaha jiheeyaha ubadka
قال الشاعر :
قم للمعلم وفه التبجيلا كاد المعلم أن يكون رسولا
30/05/2024
Arbaco 29 -5-2024
Waxa xaflad sagootin iyo maamuus macalim ah qabsadey fasalka 8aad ee dugsiga xananley
Waxa ka dhacey xaflad si qurux badan u soo agaasimeen ardeydas oo ay ku maamuuseen macalimiintoda
Waxan idin lenahey guuleysto oo guulo badan soo hooya
18/03/2024
Maanta oo ay taariikhdu ku astaysantahey 18 ka bisha sadexaad sanada 2024 oo ah maalin isiin kuna beegan 8 Ramadan waxaa si jawi dagan ah noogu soo dhamaadey tartan aqooneedki mudada dheer ka socdey iskuulka xananley ee dagmada balad xawa kaas oo ay ku tartamayen dhaman fasalada iskuulka uu ka koobanyahey
Ogu danbeyn barnamijka tartan iyo tayo xafladiisi xiritaanka iyo bogaadinta ardeydi ku guuleysatey tartanka aya maanta ka qabsoontey iskuulka xananley ee degmada balad xawo halkaas oo lagu abaalmariyey fasalka sideedaad ee dugsiga dhexe oo kaalinta 1aad galey iyo fasalka 4aad ee dugsiga oo galey kaalinta 2aad .
Waxan bogaadineyna una mahadcelineyna dhamaan ardeyda ku tartameysey barnamijka tartan iyo tayo oo muujinayey dadaal dheer iyo daganaasho waxa kale oo mahadsan dhamaan kasoo qayb galayasha xaflada lagu muumusayey ardeydas.
20/02/2024
Wareegii labaad ee tartan aqooneedka udhaxeyo ardeyda iskuul xananley oo bari oo arbaco ah ay isku arki doonaan fasalada kala ah 2aad iyo 3aad
21 February 2024
Guul wcn
12/02/2024
11/02/2024
Tantanka gudoonka ardeyda iskuul xananley
Oo dhici doono maalinta isniinta ah oo bari ah
11 Feb 2024 _ 1 shacban 1445
Nasiib wcn dhamaan ardeyda tartameyso
06/02/2024
Tartan aqooneedka school xananley waxa isku aadi doono maalinta arbacada ah inshlh fasalka 2aad iyo 1aad
Nasiib wcn
30/01/2024
Tartan aqooneedka school xananley waxa isku aadi doono maalinta arbacada ah inshlh fasalka 8aad iyo 7aad
Nasiib wcn
22/01/2024
Tartan aqooneedka school xananley waxa isku aadi doono maalinta arbacada ah inshlh fasalka 4aad iyo 3aad
Nasiib wcn
العلم سر النجاح
16/01/2024
Waxa furmi doono tartan aqooneed udhaxeeya fasalada iskuulka xananley kaa soo bilaaban doono 17 /1/2024 waxaana lagu daah furi doona fasalada 6aadka iyo shanaadka inshlh
Nasiib wacan
Xananley primary school
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Balad Hawa
Baardheere
246582