Aqoon la' aan waa iftiin la' aan
Al_cazmi private institute for languages
learn today lead tommorow Aqoontu waa iftiin
27/05/2022
Asc dhammaan asxapta ku xiran pageka rag iyo dumar ba waxaan caawa idiin soo xolay buugaan OO lagumagac daray BILAWGA NOLASHA.
Kaas OO aan waxbadan ka badalay nolashaydii marka aan aqriyay kadibna waxa aan jeclaystay in aan ldin lawadaago si aad u ogaato nolashaada dhabta ah sababtoo ah buugaani waxa uu ka hadlayaa QISOOYINKA La Xiriira Bilawga Nolasha
Waxaana qoray C.qaadir Axmed Kaabax
Habba cidii daneenaayo in uu wax ka ogaado qisooyinka laxariira nolashiisa
waxaad igila soo xiriiri kartaa WhatsAppka 617222804
Waana free
Mahadsanidiin
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
رمضان مبارك
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda wax ka barato Al-cazmi private in aan isu laabani doono fasaxa kabacdi taariikhdu markay ku beegantahay 4/5/2022 ayna tahay maalin talaada ah
asc jumca Mubarak Al-cazmi private family
Hi friends welcome with open hands Al_cazmi private institute for languages
If you ready to learn many different subjects like sentefic subjects and other languages
Asc dhamman mulimiinta
Welcome with open hands al_cami private institute for languages
Waa iib sameecad iyo microphone celis waxyar laisticmalay kafaa idayso
27/08/2021
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Baardheere