Afmadow primary and secondary school مدرسة افمدو الاساسية والثانوية

Afmadow primary and secondary school مدرسة افمدو الاساسية والثانوية

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Afmadow primary and secondary school مدرسة افمدو الاساسية والثانوية, Elementary School, Afmadow.

07/09/2023

https://www.facebook.com/profile.php?id=61551231410758

Asalaamu caleykum bulshada ku xiran page kaan
Waxaan idin ogeysiineynaa in page kan Dugsiga laga beddele cillado jiro awgood marka kusoo dhawaada pageka cusub kore kasoo raaca profile kiisana waakaan hoose

26/08/2023

Asc wr wb
Dhammaan Ardada dugsiga waxaa lagu wargelinayaa in ay saaka kasoo qeyb galaan duruusta, si aysan u dhaafin casharada.

21/08/2023

Ogaysiis

18/08/2023

TACSI
innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun
Anagoo ah bahweynta Afmadow primary and secondary school مدرسة افمدو الاساسية والثانوية waxaan halkan tacsiyo tiiraanyo leh ooga diraynaaa ustaad NUUR C.RAXMAN XAAJI KHALIIF oo xalay oo jimco ahayd kugeeryooday magaalada kismayo ...
Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu jannada meel kadajiyo
Ehelkiisana samir iyo iimaan ilaahay ku arsaaqo ....

ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى ...
Fadlan uducee macallinka

Admin :abdullahi muhyadin

Photos from ‎Afmadow primary and secondary school مدرسة افمدو الاساسية والثانوية‎'s post 05/08/2023

Hambalyo dhamaan ardada Degmada Afmadow,
Hambalyo Ardayda Dugsiyada Afmdow,
HAMBALYO ARDAYDA DUGSIGA AFMDOW,
Hambalyo dhamaan ardayda Jubland,
Hambalyo dhamaan ardeyda soomaaliyeed.

25/07/2023

Bismillaah raxmaani raxiim
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan uu dugsiga Afmadow u Hambalyeeynayaa dhamaan ardada dadaalka dheer soo muujiye ee fasalka 8aad oo ay maanta natijadoodu soo baxday,
Dugsiga waxa uu kaalinta ka gale Gobalka oo dhan sidoo kale waxaa uu kaalinta kaga jiraa iskuulaadka Jubooyinka.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
waxaa Xusid mudan sidoo kale in Degmada Afmadow ay kujirto kaalinta
Guul iyo Gobonimo bulshada weynta reer Afmdow, xaqiiqatan waa dadaal muuqdo balse Meeshi aan rajeyneyne meynaan gaarin,
Ardada waxa aynu fareynaa in dadaalka lasii laba jibaaro si loo rumeeyo rajada iyo hadafka aynu leenahay.

19/07/2023

Asc waraxmatullaahi wabarakaatuh, dhamaan bulshada soomaaliyeed meel waliba ay joogaan, qaasatan Bulshada Degmada Afmadow inta daneyni hayso in ubadkooda ay geeyaan dugsiga Afmdow,
Dugsiga Afmadow waxaa uu si toos ah u bilaabe diiwaan gelinta ardada , hadaba h**e ugaar si uusan dib dhac waqti ugu imaan ilmahaaga.

"Aqoontu waa iftiinka nolosha"

02/06/2023

Waa Dufcaddii 6aad ee ka qalin badalata Dugsiga hoose/dhexe/sare ee Afmadow.
Hampalyo dhamaantiin, guul wacan baan idin rajeyneynaa.
Dugsiga Afmdow waxa uu idin kaga mahad celinayaa sida wanaagsan aad ula soo shaqeyseen maamulka, macalimiinta iyo guud ahaan ardada Dugsiga idinla dhiganaayey.

Photos from ‎Afmadow primary and secondary school مدرسة افمدو الاساسية والثانوية‎'s post 24/05/2023

Alxm Waxaa si nabad ah kudhameystay ardada fasalka 8aad ee Dugsiyada Degmada Afmadow, Alle baa Mahad iska leh.
Dugsiga Afmdow waxaa uu u rajeynayaa ardada in ay guul wacan ka gaaraan oo natiijo fiican ka keenaan imtixaankooda.

18/05/2023

Dugsiga Afmdow waxa uu Guul u rajeynayaa dhamaan ardada Degmada Afmadow, fasalka 8aad iyo 12aad, Alle haufududeeyo dhamaantood imtixaanka, Allena sinabad ah haugu dhameystiro.

Want your school to be the top-listed School/college in Afmadow?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Afmadow