مدرسة نور العيون لتعليم الايتام

مدرسة نور العيون لتعليم الايتام

Share

madarasada nuurul-cuyuun ee ardada agoonta ah Qur,aanka Lagu baaro ama Lagu xifdisiiyo

Photos from ‎مدرسة نور العيون لتعليم الايتام‎'s post 10/04/2023

الحمد الله الذي جعل اهل بلادنا أهل القرآن الحمد لله ثم الحمد
Alah ayaa ku mahadsan
Waxaa soo gabagaboobay tartans quraanka kariinka
Waxan lenahay Hamblyo Hamblyo Hamblyo Hamblyo
هنيأ لكم ياأهل المدينة ،خاصة الأساتذة والتلاميد
الله يحفظكم ويكرمكم
Sanadka xigo nabad Allah ha nagu gaarsiyo
الحمد لله علي كل حال ونعوذ بالله من حال أهل النار

10/04/2023
28/08/2022

متن الجزرية يقرأون الطلاب لمدرسة نور العيون

13/06/2022

Wali waxaa socda ololihi madarasada nuuru Al cuyun Lagu dhisaaye waxaa loo duceynaya gabdho waxa ku darsaden waxan leenahay Allah haa u aqbalo ducada
ADiGa xitaa forsad ayay kuu tahay kafaa ideeso oo wax kudarso dhismaha mahadsanid

01/05/2022

Ducadii culimada ee ay uduceynaayen dadki wax labaxay Allah haa u aqbalo waa dad ku dayasho mudan
Waxii faahfaahin ah kala xiriir &,252610318886

01/05/2022
16/04/2022

Asc wr wbr

Walaalaha sharaftaleh. Muuqaalkan aad ujeedaan waa madarasada
NUURUL CUYU UN ee ay Arday agooma ah
wax kubartaan
waxaa aad u gu xun goobta wax barashada Xaga dhismaha iyo xaga boos ahaan taba
Booski oo yar oo hadana biyo galeen ah ayaay aad u gu dhib qabaan
Marka walaalaha muxsiniinta ah oo khayrka jecel meel walibo ooy dunida kajoogaan
Waxaan ka codsaneey naa in aay. AGOONTAAS wax u qabtaan
Oo ay iska kaashadaan si ay meel wanaag san Quraanka kariiim ka ah
U gu raadin la haa yeen

قال الله تعالى = وتعاونوا على البر والتقوى

وقال النبى صلى الله عليه وسلم=أناوكافل اليتيم في الجنة هكذا

،،tell 610318886

11/04/2022

الطلاب يقرءون متن تحفة الأطفال
Ardada madarasatu nuur Al cuyuun oo aqrinaayo matniga Tuxfatu Al adfaal

11/04/2022

الحمد لله

Want your school to be the top-listed School/college in Afmadow?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Afmadow