Mu'asasada Al-nuur

Mu'asasada Al-nuur

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mu'asasada Al-nuur, Educational consultant, afmadow, Afmadow.

15/03/2026

Muuqaal : Munaasabadda Abaal-marinta ardayda Maalmaha ka galay Tartan Aqooneedkii .

Kalmad : sheekh shucayb Maxamuud cabdi kuulle

Tartan Aqooneedkan oo ahaa mid ay soo Agaasintay Mu'asasada Al-nuur ayaa kusoo dhamaaday sidii loogu talo galay .

Iyadoo lagudoonsiiyey ardayda kaalmaha h**e galay Abaal marin Lacageed i.w.m .

15/03/2026

Muuqaal : Munaasabadda Abaal-marinta ardayda Maalmaha ka galay Tartan Aqooneedkii .

Kalmad : sheekh Cabdiwali sheekh Maxamuud Daahir

Tartan Aqooneedkan oo ahaa mid ay soo Agaasintay Mu'asasada Al-nuur ayaa kusoo dhamaaday sidii loogu talo galay .

Iyadoo lagudoonsiiyey ardayda kaalmaha h**e galay Abaal marin Lacageed i.w.m .

Photos from Mu'asasada Al-nuur's post 14/03/2026

Sawiraan : Munaasabadda Abaal-marinta ardayda Maalmaha ka galay Tartan Aqooneedkii .

Tartan Aqooneedkan oo ahaa mid ay soo Agaasintay Mu'asasada Al-nuur ayaa kusoo dhamaaday sidii loogu talo galay .

Iyadoo lagudoonsiiyey ardayda kaalmaha h**e galay Abaal marin Lacageed i.w.m .

12/03/2026

Tartanka aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan ee culuumta shareecada

Tartanka Waxaa soo agaasimey Mu'asasada Al-nuur .

Saadaq Maxamed Aweys

12/03/2026

Tartanka aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan ee culuumta shareecada

Tartanka Waxaa soo agaasimey Mu'asasada Al-nuur .

Kalmad waxbarashada Diinta kusaabsan :
Sheekh Cabdiwali Sh Maxamuud Daahir

11/03/2026

Tartanka aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan ee culuumta shareecada

Tartanka Waxaa soo agaasimey Mu'asasada Al-nuur .

Iftitaax : Cabdiraxman Cabdulaahi Oolyo

Photos from Mu'asasada Al-nuur's post 10/03/2026

Sawiraan qeybta 4aad : Tartan Aqooneed ku saabsan Axaadiista Rasuulka NNKH oo ay Qabatay Mu'asasada Al-nuur ayaa ka Maanta ka dhacay Misaajidka ee Magaalda Afmadow .

Tartanka ayaa daarnaa kobcinta garaadka ardayda iyo kor uqaadida Diinteenna suuban .

La soco qeybaha kale .
Ku xirnow halkan dheh ,
waayo
“Qofkii qof wanaag Tusa waxa uu lamid yahay Isagoo sameeyey”

الدال علي الخير كفاعله أو كما. قال عليه الصلاة والسلام.

Photos from Mu'asasada Al-nuur's post 10/03/2026

Sawiraan qeybta 3aad: Tartan Aqooneed ku saabsan Axaadiista Rasuulka NNKH oo ay Qabatay Mu'asasada Al-nuur ayaa ka Maanta ka dhacay Misaajidka ee Magaalda Afmadow .

Tartanka ayaa daarnaa kobcinta garaadka ardayda iyo kor uqaadida Diinteenna suuban .

La soco qeybaha kale .
Ku xirnow halkan dheh ,
waayo
“Qofkii qof wanaag Tusa waxa uu lamid yahay Isagoo sameeyey”

الدال علي الخير كفاعله أو كما. قال عليه الصلاة والسلام.

Photos from Mu'asasada Al-nuur's post 10/03/2026

Sawiraan qeybta 2aad : Tartan Aqooneed ku saabsan Axaadiista Rasuulka NNKH oo ay Qabatay Mu'asasada Al-nuur ayaa ka Maanta ka dhacay Misaajidka ee Magaalda Afmadow .

Tartanka ayaa daarnaa kobcinta garaadka ardayda iyo kor uqaadida Diinteenna suuban .

La soco qeybaha kale .
Ku xirnow halkan dheh ,
waayo
“Qofkii qof wanaag Tusa waxa uu lamid yahay Isagoo sameeyey”

الدال علي الخير كفاعله أو كما. قال عليه الصلاة والسلام.

09/03/2026

Kusoo dhawoow page-ka Mu’asasada Al-nuur.
يا مرحبا مرحبا يا مرحبا بكم .
Page fallow dheh walaal Allaha ku barakeeyee

Photos from Mu'asasada Al-nuur's post 09/03/2026

Sawiraan qeybta 1aad : Tartan Aqooneed ku saabsan Axaadiista Rasuulka NNKH oo ay Qabatay Mu'asasada Al-nuur ayaa ka Maanta ka dhacay Misaajidka ee Magaalda Afmadow .

Tartanka ayaa daarnaa kobcinta garaadka ardayda iyo kor uqaadida Diinteenna suuban .

La soco qeybaha kale .
Ku xirnow halkan dheh ,
waayo
“Qofkii qof wanaag Tusa waxa uu lamid yahay Isagoo sameeyey”

الدال علي الخير كفاعله أو كما. قال عليه الصلاة والسلام.

Want your school to be the top-listed School/college in Afmadow?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Afmadow
Afmadow
3232