21/09/2022
Horay u gaar yaan lagaa buxinin
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Afmadow Cummunity Nursing School, Education, Afmadow.
21/09/2022
Horay u gaar yaan lagaa buxinin
10/09/2022
Being involved in education dedicatedly is a good meditation for years...
Semester Four Final Examination
05/09/2022
Malinta arbacada tarikhduna tahay 07/09/2022
Waxaa inoo bilaban dono final examka semester four, waa bogadineynaa arday uso dhabar adeegtatay kana so gudubtay marxaladihii kala duwanaa ee waxbarashada, waxana lenahay dadalka halkina kasii wada.
Mahadsanidiin....
21/11/2021
.........Hampalyo .......Hampalyo
Malinka macaliminta aduunka,
Dhamaan bahda Afmadow Cummunity Nurse School waxay hampalyo u dirahayaan dhamaan macaliminta aduunka qasatan maclimiinta somaaliyeed meel walba oo eey jogaan.
05/11/2021
15/10/2021
14 October 2021 macadka tababarada nurse ee degmada Afmadow oo soo qaban qabiyay seminaar ciwankisu yahay cudurada ugu badan ee ku dhaca maqaarka waxana bixinayay martina inoo ahaa Dr Liiban Xasan Ahmed oo ka yimid magalada Muqdisho kana howl gali dono degmada Afmadow mudo koban.