20/09/2026
๐ข ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ & ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ (๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐)
Jaamacadda Afgooye waxay soo bandhigaysaa Koorsooyin Gaagaaban iyo Barnaamijyo Horumarinta Xirfadaha, kuwaas oo loogu talagalay ardayda, dhalinyarada iyo dhammaan dadka doonaya inay kor u qaadaan aqoontooda iyo xirfadahooda shaqo.
๐๐๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐ฅ๐ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐๐๐ฒ๐จ:
1. ๐ฉบ Gudniinka Wiilasha
2. ๐ Gargaarka Degdegga ah & Taageerada Nolosha
3. ๐ฉโโ๏ธ Xirfadaha Aasaasiga ah ee Umulisooyinka
4. ๐ Jabsiga Anshaxeed ee Android-ka
5. ๐จ Naqshadaynta Garaafyada
6. ๐ป Barnaamijyada Aasaasiga ah ee Kombiyuutarka
โจKobci xirfaddaada, kordhi aqoontaada, una diyaargarow fursadaha shaqo!
๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ!
๐ Xiriir & Isdiiwaangelin: +๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐