Darul Anfac Primary And Secondary School

Call Directions Contact the school

Darul Anfac Primary And Secondary School WAA DUGSI HOOSE/DHEXE IYO SARE OO AQOONTA TAALLA EY TAYEYSANTAHAY...............

Educating Minds, Shaping Futures. ⭐
14/09/2026

Educating Minds, Shaping Futures. ⭐

Children can be taught effectively while they are still young, and learning the English language is a valuable skill tha...
11/09/2026

Children can be taught effectively while they are still young, and learning the English language is a valuable skill that will benefit them as they progress to higher levels of education.

TikTok - trends start here. On a device or on the web, viewers can watch and discover millions of personalized short videos. Download the app to get started.

26/08/2026

Watch, follow, and discover more trending content.

26/08/2026

πŸŽ“ HAMBALYO IYO BOGAADIN πŸŽ“
Ku socota Ardayda Fasalka 8aad
Sanad Dugsiyeedka 2025/2026
Maamulka, Macallimiinta, Waalidiinta iyo dhammaan bahda DAARUL-ANFAC SCHOOL waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan ardayda Fasalka 8aad ee si guul leh u soo gabagabeysay waxbarashadooda sanad dugsiyeedka 2025/2026.
🌟 Guushiinnu waa mid mudan in lagu faano.
Waxaad maanta soo gunaanadteen marxalad muhiim ah oo waxbarasho, waxaana idiin bilaabanaya safar cusub oo aqoon, dadaal iyo himilo sare leh.
Waxaan idinku boorrineynaa inaad sii waddaan dadaalka, akhlaaqda wanaagsan, ixtiraamka waalidka iyo macallimiinta, iyo raadinta aqoonta, si aad mustaqbalka u noqotaan jiil wax ku biiriya horumarka dalka iyo bulshada.
Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo! πŸŽ“πŸ†
DAARUL-ANFAC SCHOOL
β€œDIYAAR GAROW GOOR H**E β€” AQOONTA MAANTA WAA GUUSHA BERRI.”
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guul joogto ah iyo horumar aan dhammaan.
GUUL IYO HORUMAR, INSHA ALLAAH! 🌹

         @
26/08/2026


@

      2026 Comming soon  iyo   ayaan u rajeyneynaa dhammaan
24/08/2026

2026 Comming soon
iyo ayaan u rajeyneynaa dhammaan

Watch, follow, and discover more trending content.

15/08/2026

πŸŽ“ HAMBALYO IYO BOGAADIN πŸŽ“
DAARUL-ANFAC SCHOOL
Waxaan hambalyo iyo bogaadin diirran u diraynaa maamulka, macallimiinta, waalidiinta iyo gaar ahaan ardaydii Daarul-Anfac School ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026 u fariistay Imtixaanka Qaranka ee Shahaadiga ah.
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa ardaydeenna dadaalka, dulqaadka iyo adkaysiga ay muujiyeen muddadii waxbarashada iyo imtixaanka.
🌟 Guushu waa miraha dadaalka.
πŸ“š Aqoontu waa furaha mustaqbalka.
πŸŽ“ Waxaan idiin rajaynaynaa natiijooyin wanaagsan iyo mustaqbal ifaya.
Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa macallimiintii dadaalka weyn gelisay waxbarashada iyo diyaarinta ardayda, iyo waalidiintii garab istaagtay carruurtooda.
πŸ† HAMBALYO ARDAYDA DAARUL-ANFAC SCHOOL
🌹 GUUL IYO MUSTAQBAL WANAAGSAN AYAAN IDIIN RAJAYNAYNAA.
β€œDadaalkiinnu maanta waa guusha berri.”
DAARUL-ANFAC SCHOOL
Waxbarasho tayo leh β€’ Akhlaaq wanaagsan β€’ Mustaqbal ifaya.

WAXAAN MARKALE ALLAAH UGA MAHADD CELINEYNAA IN UU GUUSHA WADA SIIYAY DHAMMAAN ARDEYDEENNA.

12/08/2026
πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AHSHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKAWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo mas'uuliyiinta...
01/08/2026

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH

SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKA

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo mas'uuliyiinta in natiijada imtixaanka sannad-dugsiyeedka 2025/2026 la shaaciyey.

Waxaad natiijadaada ku heli kartaa labada hab ee soo socda:

πŸ“± Kala soco natiijadaada App-ka BARBAARIYE adigoo gurigaaga jooga.

Ama

🏫 Booqo xarunta Daarul-Anfac Primary and Secondary School si aad u soo eegato natiijadaada.

Waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan ardayda dadaalka muujisay, waxaana u rajaynaynaa guulo iyo horumar joogto ah.

Mahadsanidiin.

Daarul-Anfac Primary and Secondary School "Aqoonta taalla waa Furaha Mustaqbalka ubadkaada."

Address

JABADGEELLE Road CEELASHA BIYAHA
Afgoye
871505

Telephone

+252682093989

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darul Anfac Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Darul Anfac Primary And Secondary School:

Shortcuts

Share

Category