AGGS-Ablaal Guriel Graduated Students

AGGS-Ablaal Guriel Graduated Students

Share

This page is been created that all the members of AGGs union share their ideas and updates and we are welcoming all the other friends

20/07/2017

Hambalyo Bashiir Mohamed Hersi Diriye

oo kaalinta 5aad ka galay imtixaabka Dugsiga sare ee Somalia

Photos from AGGS-Ablaal Guriel Graduated Students's post 18/06/2017

Congratulation, congratulation, congratulation.
Waxaan hampalyo Iyo Farxad lawadagaynaa Mid ka Mid Ah Ardaydii Schoolka ablaal Drs Hamda Sheikh Biriye Oo UGU danbeeyntii ka Run sheegtay Hiigsigeedii waxbarasho🎓🎓🎓🎓.

Waxaan kuu rajeynayaa Horay u socod iyo mustaqbal buuxa.

FORWARD EVER BACKWARD NEVER🎓

Photos from AGGS-Ablaal Guriel Graduated Students's post 12/06/2017

halkaani waa hooygii waxbrashada iyo hagihii Tacliinta Sare schoolkii Ablaal Ma hilmaami Doono

Photos from AGGS-Ablaal Guriel Graduated Students's post 05/05/2017

Asc Dhamaan Xubnaha Ururka AGGS

Waxaa Mahd Iska leh Ilaahey SWT Ee Inoo Suura Geliyay Inaan Isugu Nimaan Kulankinii Bilaha Ahaa Ee Ururka, oo dhacay 5/5/2017

Ujeedka Kulankii Galabtay Ayaa Ahaa Sidii loo hormarin Lahaa Schoolka Ablaal Fariciisa degmada Guriceel
Iyo Gebi Ahaanba Degaankii Aan ka Nimid Si Aan Bulshadeena U Anfaco;

Iyo sidii Aan u Caawin Laheeyn Ardayda Sanadkaan Soo Qalin Jebisay Si Eey U Gaaray Mustaqbal Wangsn

NB: Ruux Walba Wuxu qabtaa Lagu amaani Doonaa
SI Aan Umada Mansab iyo Magac ugu Yeelano Waa inaan Umada Hogan Wngsna U Noqonaaa

Photos from AGGS-Ablaal Guriel Graduated Students's post 09/04/2017

Hamplyo Hamplyo Hamplyo

Waxaan Halkaan Hamplyo iyo Bogaadin Uga Direynaa anagoo Ah Ururka Dhaman Ardada Schoolka Faraciisa Deg-Guriceel Maamulka iyo weliba Macalimiintaba
Waxaan si Qaasa Hamplyo Dhiirigelin wadata U Direynaa Dhamaan Ardada Sanadkaan Soo Qalin Jebineysa Anagoo U Balan Qaadeynaa Inan Ka Caawin Doono wax kata oo karaankeena ah Insha allah Dadaal Wacan"""

22/02/2017

Asc Dhamaan Xubnaha Ku Mideeysan Ururka AGGS Bacda Salaam Wxaan Rabnaa Inan idiin soo Gudbino xubnihii La Magacaabay

1-Nuur Maxamed Bare
Gudomiye ku Xigeenka Uruka AGGS

2-C/fitaax C/laahi Jaamac
Madaxa Maaliyada iyo Daqli Aruurinta

Insha allah Wxaan Rajeyneeynaa ineey Noqo Doonan Dad si wngsn Hoowshooda U guta Bi'idnilaahi Kariim

Photos from AGGS-Ablaal Guriel Graduated Students's post 18/02/2017

Shalay oo ay taariikhdu aheyd 17/2/2017 waxaa kulan iskugu yimid xubnaha AGGS-Ablal Guriel Gratuated Students Macalimiin iyo marti sharaf kale kulankaa ayaa ahaa mid xasaasi ah laguna dooranayay Gudoomiyaha Hogaamin doona AGGS sanadkan 2017-2018
waxaa ku tartamayay Gudoomiyaha labo xubin oo kala ah

(1)-Abdulaahi Ashkir Omar
(2)-Abdinoor Aadam Abdi

kadib doorasho xor ah ah oo ay codey nayeen 57 xubnood ayaa waxaa ku guuleystay in uu noqdo hogaanka sandkan
2017-2018

Eng Abdulahi Ashkir omar ........(Gudoomiye)

Insha Allah Wada Shaqeeyn Wacan Anaga Iyo Gudoomiyaha

Photos from AGGS-Ablaal Guriel Graduated Students's post 25/08/2016

Midowga dafcadaha kala duwan ee dugsuga hose dhexe iyo sare ee Ablaal gar ahan lantisa degmada Gricel waxay hambalyo bogadin udirayan dhaman ardada somaliyed ee sandan ka qalin jibisay jamacada Somalia UNISO.
Waxan si gaar eh ugu hambalyeynyna ardada ka kala tirsan dafcadi kowad iyo labaad ee ka qalin jibasa dugsiga hose dhexe iyo sare ee ABLAAL lantisa Gurceel oo kla ah:
1-Shukri Sheikh Mire Xashi(dafcadi 1 waad)
2-Aamina Maxamed Cusmaan(dafcadi 1 waad)
3-Xafsa Cismaan Baraale(dafcadi 1 waad)
4-Anisa Maxamed Sheikh Abdi(dafcadi 2bad)
5-Ahmedqadar Maxamuud Daahir(dafcadi 2aad)
6-Mustaf Salaad Cabdule(dafcadi 2 baad)
Waxan lenahay hadafki ugu weyna noloshina ayad furteen oo wadada guusha ayad cagta saarten ee horay uwada dadaalkiina wa farxad in aad heerkan gaartiin waxaan filaynaa in aad bulashada wax badan kuso kordhin doontaan hambayo hambalyo hambalyo...

Photos from AGGS-Ablaal Guriel Graduated Students's post 23/01/2016

Kulankii Sedex billod laha ahaa ee AGGS ayaa shalay qabsoomay ayadoo looga hadlay sidii Loo xoojin lahaa wax qabadka AGGS iyo waliba arimo kale oo xasaasi aad ayey u mahadsanyihiin xubnihii kasoo qeybgalay ....

22/06/2015

Nin ayaa soo codsaday shaqo ka bannaanayd shirkad oo ahayd dhaqida musqulaha
Waxa loogu yeedhay waraysigii ..,
Maamulihii shirkada ayaa ninkii ku yiri:
Waad ku guulaysatay shaqadan, balse waxaad u baahantahay ciwaan E-mail si aanu kuugu soo dirno heshiiska iyo shuruuda shaqada.
Ninkii: Ma lihi wax E-mail ah, Computer-na guriga iima yaalo..
Maamulihii: Ma lihid computer waqtigan macnaheedu waxa weeye qof jira ma tihid, shaqadanna uma qalantid!
Ninkii bilaa camalka ahaa ayaa intuu ka xumaaday iskaga baxay qolkii waraysiga.
Intii uu kusii jiray jidka ayaa 10 Dollar oo uu haystay uu ku iibsaday 7 kiiloo oo tufaax ah, kadib albaabada guryaha ayuu garaacay si uu uga iibiyo..
Waxa uu ka faaiday 20 Dollar..
Halka markuu marayay ayuu fahmay in aanay adkayn shaqadani..
Maalinkii ku xigay ayuu 21 Kiilo oo Tufaax ah iibsaday.
Wax yar kadib intaas 4 laabkeed ayuu iibsaday, waxa uu bilaabay inuu hadana iibsado baaskiilad uu ku qaado.
Muddo kadib markuu si wacan u shaqeeyay waxa uu iibsaday ninkii gaadhi illaa uu ka gaadhay inuu tiirka u taago shirkad yar oo iibisa tufaaxa.
5 saano gadib...
Shirkadii waxay noqotay shirkada ugu wayn ee iibisa qudaarta.
Ninkii oo ka fikiraya mustaqbalka ayaa waxa uu u tagay shirkad qaabilsan caymiska shirkadaha. waxa uu la kulmay maamulihii shirada.
Maamulihii Sh. Caymiska: Waxaan u baahanay Email-kaaga si aan kuugu soo diro heshiiska iyo shuruudaha qandaraaska.
Ninkii: Ma lihi E-mail iyo computer toona!!
Maamulihii Sh. Caymiska isagoo yaabban: Oo waxaad tiirka u taagtay shirkada ugu wayn ee qudaarta adiga oon lahayn Email, Tolow maxaa dhici lahaa adigoo waliba Email leh.
Ninkii:



Hadii aan E-mail lahaan lahaa 5 sanno ka hor
Maanta musqulaha ayaan dhaqi lahaa!!


Marmarka qaarkood waxa ALLAH SWT inoo diidaa arin aynu is leenahay wuu inoo wacan yahay.
Balse isaga ayaa SWT kasaya wixii inoo wacan.
Allah anyu ku mahad naqno nimcooyinkiisa.. Markastena qadarkiisa ka raali noqono.

Xuquuqda sheekadan waxaa iska leh
Bahda Faaido.com

Photos 02/06/2015

Solve if u are Genius

25/05/2015

yesterday= Experience
Today = Experiment
Tomorrow = Expectations.
Use your experience in your experiment to achieve your expectations

AGGS-Ablaal Guriel Graduated Students This page is been created that all the members of AGGs union share their ideas and updates and we are welcoming all the other friends

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Muqdisho
Afgoye
252