Ala-Yasser School

Ala-Yasser School

Share

Marka aad dhameyso School-ka waxaa dhamaanayo maalmahagii ugu quruxda badnaa noloshaada ๐Ÿซ !!!

Photos from Ala-Yasser School's post 20/03/2026

Arday baan nahayoo Ubaxii wadankaa nahayoo

20/03/2026

Arday baan nahayo Ubaxii wadankaan nahayoo

31/01/2026

31/01/2026M D:SATURDAY 12/08/1447H
Maanta waxaa noo bilowdey Term-keenni 2aad ee waxbarasho ee sanad dugsiyeedkaaan 2025
-2026M , Kadib labo Isbuc oo aan fasax ku jirni.

21/11/2025

21-11-2025M 30-05-1447H
Waxaa hambalyo halkaan ugu direynaa dhammaan Maclimiinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan Dal iyo Dibidba .
Sidoo kale waxaan hambalyo udireynaa Maclimiinta Aala-Yaasir Primary & Secondary School .
Waxaana idin lenahay HAPPY YEACHER'S DAY.

10/10/2025

ALA-YASSER SCHOOL
IS THE FUTURE OF OUR COMMUNITY

05/10/2025

06-09-2025M Day: Saturday 14-03-1447H
Welcome Back To Ala-Yasser School

Photos from Ala-Yasser School's post 10/07/2025

Horay Usocda Madaxdii Baritoo !!!

10/07/2025

Bahdaada la qeybso waxbarasho

Photos from Ala-Yasser School's post 02/07/2025

02-07-2025M Day : Wednesday 07-01-1447H
Allaah ( SW ) Ayaa mahad iska leh oo maanta inoo soo gaba-gabeeyay Imtixaankeennii ugu dambeeyi ee fasalka Form Two .
Maanta waxaa ay inoo ahayd Maalin taariikhi ah because waxaa inoo soo gaba-gaboobay sanad dugsiyedkii 2024/2025 oo aynu aheenay
Class-ka Form Two .
Inshaa Allah Sanad dugsiyeedkaan , sanad dugsiyeedka xiga waxaa aynu noqon doonnaa Form Three .
Waxaana Allaah ( SW ) ka rajeyneynaa inuu na siyo natiijooyin wan-wanaagsan Inshaa Allaah .

Form Two Bye Bye ๐Ÿ‘‹๐Ÿ˜ญ

Form Three Welcome ๐Ÿค—๐Ÿ˜‚

08/06/2025

06-06-2025M D: Friday 10-12-1446H
Ciid wanaagsan dhamaan Umadda Musliminta
Ee daafaha Caalamka gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed .

30/03/2025

01/10/1446H DAY:SUNDAY 30/03/2025M
Dhamaan umadda Soomaaliyeed waxa aan ugu hambaliyeyneynaa munaasabadda Ciidul - fidriga .
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ๐ŸŒ™ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Afgoye