06/05/2026
Alx allah ayaa ku mahadsan waxaa si qurux badan noogu soo dhamaaday maanta tartar aqooneedkii sanadlaha ahaa ee u dhaxeeyey ardeyda iskuulka carbis community school waxaana koobka guusha qaaday fasalka 5aad qeebta galableyda ah waxayna kabadiyeen dhigooda fasalka 8aad A , fasalka 5aad waxay keensadeen 16 dhibcood halka fasalka 8aad A ay keensadeen 15 dhibcood .p
25/03/2026
Masha allah manta waxa noo bilowday wareega 2aad ee tartan aqoooneedka fasalada dugsiga
19/03/2026
كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
12/02/2026
Alx waxaa si habsami leh noogu bilowday tartankii sanadlaha ahaa ee marwalba looqabanjiray ardayda iskuulka carbis community school
30/01/2026
Kuwaani waa ardeyda galableyda
30/01/2026
Waxaan halkan Hampalyo uga dirayaa dhaman ardeyda kaalimaha kala duwan kala galay iyo kuwa kalaba waxaana leeyahay guuleysta marwalbo.
14/01/2026
Alx waxaa maanta si qurux badan noogu soo dhamaaday imtixaankii Midtermka ahaa masha allah
10/01/2026
Alx maanta oo ah maalinimo sabdi taariikhduna ay ku beegantahy 10/ 1/2026 waxaa si wanaagsan noogu bilowday imtixaankii Midterm ka 2025-2026
ee iskuuka carbis. Waxaan urajeynayaa ardayda dhamaantood guul iyo hormar.