Al-Imaan iskuul

Al-Imaan iskuul

Share

Page-kan Waxaad Kala Socon Doontaa Barnaamijyada Quseeya Arimaha Ardeyda Tacliintooda Ee Iskuulka ?

Photos from Al-Imaan iskuul's post 12/04/2026

Maamulka iyo Macalimiinta Iskuulka AL-IMAAN Waxey Hambalyo u dirayaan 𝙐STAAD SACIID NUUR BASHIIR 𝗼𝗼 ka mid ah 𝗠𝗮climiinta Iskuulka . oo maanta ka qalinjabiyey heerka 1aad ee waxbarashada (bachelor degree).
Waxanu lenahy ustdka alle hakugu anfaco cilmigaad baraty

-iman_School

Photos from Al-Imaan iskuul's post 12/04/2026

Hamplyo ustd Saciid Nuur Bashiir Idriis waxaan kuu hambalyeynaynaa guusha weyn ee aad gaartay, gaar ahaan markaad si sharaf leh u dhammaysatay heerka koowaad ee jaamacadda 📚
Waa guul mudan qadarin iyo farxad, kuna tusaysa dadaalka, sabarka iyo adkaysiga aad muujisay.
Hamplyo iyo sharaf weyn baan kuu rajaynaynaa 🎉
Allah ha kuu barakeeyo aqoontaada,
ha kuu furo albaabada kheyrka iyo fahamka,
ha ka dhigo waxa aad baratay mid anfaca adiga, bulshadaada iyo ummadda 🤲
Ilaahay ha kuu kordhiyo cilmi anfaca,
ha kaa dhigo macallin lagu daydo,
ha kuu fududeeyo heerarka soo socda,
hana kaa dhigo kuwa guul iyo iftiin ku gaara nolosha

09/02/2026

Imtixanka mid termka kadib waxaa sii habsami leh inoogu socda darasdii mahadaasna waxay usugnatay allah.

Photos from Al-Imaan iskuul's post 18/01/2026

Exam Mid-term( إمتحان نصف العام )

Waxaa si habsami leh u socda imtixaanka Mid-termka ee Dugsiga Al-Imaan.
Waxana alle karajeynaynaa inuu noogu soo gaba gabowo sii wanaagsan inshallah

#قل آمنت بالله ثم استقم

Photos from Al-Imaan iskuul's post 19/12/2025

Qeybtii 2aad

Photos from Al-Imaan iskuul's post 18/12/2025

Sawirada qeybta 1aad

18/12/2025

Goordhow waxaa inoo bilaa bandonto xafladii qalin jabinta dufcadii 1aad ee macahdaka Al-Iman institute for computer and health science.

Photos from Al-Imaan iskuul's post 08/12/2025

Ardayda F1 ee dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Al-iimaan ayagoo ka duulaayo adeegsida astaamaha tilmaameed ee ay ka barteen maadada kamistiriga ayaa waxay isku xilqaameen in ay dugsiga ku dhejiyaan astaamo qeexaya nidaamka iyo maamul wanaaga ardayda inta lagu gudajiro xisadaha, dhaabuurka iyo xitaa nidaamka aasaasiga ah ee iskuulka. Waxaan boogaadin iyo dhiiragelin ku leenahay "Waxaad tihiin arday ku dayasho mudan, halkaas ka haaya dadaalkiina"

27/11/2025

Dadaal! Ku adkayso! Aaminsanow inaad awood u leedahay!
Maanta waxaad barataa berrito ayay kuu noqotaa baal aad ku duusho.
Hadalkaas waxa uu ka mid aha kalimadihii uu soo jeediyey maamulaha iskulka.

Photos from Al-Imaan iskuul's post 22/11/2025
Photos from Al-Imaan iskuul's post 22/11/2025

Sawirad qeybt 2aad
Hadiyo siinta maclimiinta

Mudnaan maclin baa leh

Photos from Al-Imaan iskuul's post 22/11/2025

Sawirad qeybt 1aad
Munaasabadi maalinta maclina soomaliyeed 21nov
Ayaa maanta siheer sare leh ugu maamuusey ardeyd iskuulka qeybohooda kaladuwan maclimiiintooda

Maclinbaa mudnaan leh

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Afgoye
2526