25/07/2025
DIIWAAN GELINTA WEY FURAN TAHAY
Wargelin dhamaan waalidiinta iyo bahda jecel waxbarashada ee dagan Deegaanka ceelasha biyaha iyo agagaarkiisa waxaa lagu wargelinayaa in ay biloowatay isdiiwaan gelinta sanad waxbarasheedka 1447-1448H / 2025-2026 M .
Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Midnimo hadaba soo gaar xafiiska dugsiga ee ceelasha biyaaha ,xaafada taagane
wixii faahfaahina Nagala soo xiriir : 0619562200
17/11/2023
Scholarship
Dhamaan bahda caafimaadka waxa aan ugu ogeysiineeynaa inaan qaadan doono fasalo cusub waxaana kamid ah koorsigan idin muuqda
Course: Nutrition
Duration: 1 month
Registration : only 5$
sida aad faahfaahin dheeraada ku soo biir linkiga hoose ee whats app ka 👇👇👇👇https://chat.whatsapp.com/EhTjM6YNFElIb5cBXzFlRQ
17/11/2023
Scholarship
Dhamaan bahda caafimaadka waxa aan ugu ogeysiineeynaa inaan qaadan doono fasalo cusub waxaana kamid ah koorsigan idin muuqda
Course: Erey bixknta caafimaadka Medical terminology
Duration: 6 weeks
Registration : only 3$
sida aad faahfaahin dheeraada ku soo biir linkiga hoose ee whats app ka 👇👇👇👇https://chat.whatsapp.com/EhTjM6YNFElIb5cBXzFlRQ
25/09/2023
Deeq Waxbarasho.......
Waxanu Qadanaynaa Fasal Cusub oo Lagu Baranaayo Hematology /Dhiiga
Short Course
👉Duration 1 Weeks
👉Fee free
👉Certificate Free
👉Register Free
👉 Teaching Online
Ardaygii Ubaahan
👉Riix Link Garoup ka Xaga Hoose👇
👉 Follow Garee page ka.👇
Waa Fursad Scholarship ah oo Arday walba uu ka fa,idaysan Doono loona qaadanayo Tiro Arday Ah Oo Xadidan.
" Wax baro adoo Gurigaaga jooga kana faa,idaysanaya Wakhtigaga kuna Guuleyso Shahaado Caalami Ah "
~Tis Qad Medical College
25/09/2023
Deeq Waxbarasho.......
Waxanu Qadanaynaa Fasal Cusub oo Lagu Baranaayo Hematology /Dhiiga
Short Course
👉Duration 3 Weeks
👉Fee free
👉Certificate Free
👉Register Free
👉 Teaching Online
https://chat.whatsapp.com/EhTjM6YNFElIb5cBXzFlRQ
Ardaygii Ubaahan
👉Riix Link Garoup ka Xaga Hoose👇
👉 Follow Garee page ka.👇
Waa Fursad Scholarship ah oo Arday walba uu ka fa,idaysan Doono loona qaadanayo Tiro Arday Ah Oo Xadidan.
" Wax baro adoo Gurigaaga jooga kana faa,idaysanaya Wakhtigaga kuna Guuleyso Shahaado Caalami Ah "
~Tis Qad Medical College
25/09/2023
https://youtu.be/hRzub5WEBu0?si=t3rgmAve30eXAEbJ
Lesson 1 medical terminology
medical terminology Afsoomaali casharka 3aad
koorsadaan oo dhameestiran oo free ah nagal soo xiriir what's app 617843171