15/08/2026
Darul-Ulum Primary and Secondary School
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Darul-Ulum Primary and Secondary School, School, Degmada Afgooye Gaar ahaan Xaafadda Xaawo Taako , Agagaarka Suuq-yaraha, Afgoye.
Dugsiga Hoose dhexe iyo Sare ee Daarul-Culuum Afgooye , waxaa la aas'aasey sanadkii 2014 5 bisha August , waa Iskuul oo ay Aqoon santahay Dowladda Fedaraalka Soomaaliya , Faa'ido doon aan ahayn , Dugsiga waxaa uu deegaansadaa sha/Hoose degmadda Afgooye.
15/08/2026
Darul-Ulum Primary and Secondary School
15/08/2026
๐๐๐ง๐: ๐ญ๐ฑ ๐๐๐ด๐๐๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ.
Dhammaan Maamulka iyo Mclimiinta Dugsiga ๐๐จ๐จ๐ฌ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐๐ซ๐ ๐๐ Darul-Ulum Primary and Secondary School ๐๐
๐๐๐๐๐ Waxay u mahad celinayaan Allaah Subxaana Watacaalaa oo maanta nagu guuleeyay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee ๐ณ๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ญ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฑ๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฒ๐ฒ ๐๐๐ณ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ญ๐ฌ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ ๐ฑ๐๐ด๐๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ/๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.
๐๐ต๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป ๐น๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐บ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐ผ๐ฟ ๐๐๐ผ๐ฐ๐ผ๐ฑ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป ๐๐ป๐๐ต๐ฎ ๐๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต.
ุงูุญู
ุฏ ููู ุงูุฐู ุจูุนู
ุชู ุชุชู
ุงูุตุงูุญุงุช
21/07/2026
21/07/2026
๐๐๐ญ๐: ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐๐๐๐.
๐๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐ง.
Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan bahda dugsiga ๐๐ผ๐ผ๐๐ฒ ๐๐ต๐ฒ๐
๐ฒ ๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฒ๐ฒ Darul-Ulum Primary and Secondary School ๐๐ณ๐ด๐ผ๐ผ๐๐ฒ waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐ ๐ฟ. Maxamed Cabdi Maxamed , oo ah masuul ka tirsan maamulka dugsiga , ka dib markii uu si guul leh uga qeyb galay siminaar ku saabsanaa "๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐."
Siminaarkan oo ay soo qaban-qaabisay ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ( ๐๐
๐๐๐๐) ๐๐๐ฎ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐
๐จ๐ซ ๐๐ฅ๐ฅ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana diiradda lagu saaray horumarinta tayada waxbarashada, sare u qaadidda maamulka dugsiyada, iyo hirgelinta halbeegyada waxbarasho ee casriga ah.
Ka qaybgalka ๐ ๐ฟ. ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ee siminaarkan wuxuu muujinayaa dadaalka joogtada ah ee dugsiga Darul-Ulum Primary and Secondary School ugu jiro horumarinta tayada waxbarashada iyo kobcinta aqoonta masuuliyiintiisa si ay bulshada ugu adeegaan waxbarasho tayo leh.
Waxaan u rajaynaynaa ๐ ๐ฟ. ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ guulo iyo horumar dheeraad ah, waxaana rajaynaynaa in aqoontii iyo waayo-aragnimadii uu ka kororsaday siminaarkan ay wax weyn ka tari doonto horumarka Iskuulka Daarul Culuum Afgooye.
Sidoo kale waxaan u mahad celineynaa Hay'adda EFASOM.
Hambalyo! Guul iyo horumar ayaan kuu rajaynaynaa.
11/07/2026
๐๐ฎ๐๐ฒ: ๐๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐ญ๐ . ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.
Dhammaan maamulka, macalimiinta iyo ardayda Dugsiga Hoose, Dhexe & Sare ee Darul-Ulum Primary and Secondary School waxaa ay tacsiyo tiiraanyo leh udireyaan, Ardayda lagu magacaabo.
๐) ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐พ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ.
๐ฎ) ๐๐ฎ๐น๐ถ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ.
๐ฏ) ๐๐ฎ๐ฟ๐
๐ถ๐๐ผ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ.
Iyo Dhammaan ahelka qaraabada iyo deriska ay ka geeriyooday Aabe
.
oo ku geeriyooday degmada , gaar ahaan , Samir iyo iimaan Allaha naga siiyo, Qabrigiisa Alle ha u waasiciyo, Janada firdowsana Allaha ka abaal mariyo. Aaaaamiiiin Aamiin Aamiin.
Dhammaan Ardeydeena Darul-Ulum Primary and Secondary School Afgooye waxaan u rajeyneynaa Natiijo ay ku farxaan Insha Allaah.
Guul.
25/06/2026
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก: ๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ง ๐๐๐๐.
Anagoo ah Maamulka iyo Macallimiinta ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐, ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ Darul-Ulum Primary and Secondary School ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐, waxaan hambalyo iyo bogaadin farxad leh u direynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ๐ณ๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ญ๐ฎ-๐ฎ๐ฎ๐ฑ, meel walba oo ay joogaan, gaar ahaan ardayda ๐๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐๐ฒ, ๐๐ต๐ฒ๐
๐ฒ ๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฒ๐ฒ ๐๐๐๐ฅ๐จ๐ ๐๐จ๐๐จ๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐, kuwaas oo si guul, xasillooni iyo kalsooni leh ugu soo idlaaday๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ถ๐ถ ๐ค๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ ๐ฑ๐๐ด๐๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ/๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.
Ardaydaas oo ka mid ahaa ๐ฑ๐๐ณ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ญ๐ฌ-๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐๐ฒ, ๐๐ต๐ฒ๐
๐ฒ ๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฒ๐ฒ Darul-Ulum Primary and Secondary School ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐, waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa dadaalkooda, dulqaadkooda iyo juhdigii ay muujiyeen muddadii waxbarashada ay socotay.
Ugu dambayn, waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul, horumar iyo mustaqbal ifaya oo ay ku gaaraan himilooyinkooda, Insha Allah. ๐
Waa Ardayda Fasalka 8aa ee Dugsiga Darul-Ulum Primary and Secondary School Afgooye , sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Guul Insha Allaah.
18/06/2026
๐๐ฎ๐๐ฒ: ๐๐ ๐๐๐ป๐ฒ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐.
Anagoo ah Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Darul-Ulum Primary and Secondary School ๐๐ณ๐ด๐ผ๐ผ๐๐ฒ
Waxaan Hambaliyad farxad leh u direynaa Dhammaan Ardeyda Soomaaliyeed ee ๐๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐ โ๐๐๐ meel walbo ay joogaan gaar ahaan Ardayda ๐๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐๐ฒ ๐๐ฒ๐
๐ฒ ๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฒ๐ฒ Darul-Ulum Primary and Secondary School ๐๐ณ๐ด๐ผ๐ผ๐๐ฒ, oo ๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐ป๐ณ๐๐ฟ ๐ด๐ฎ๐น๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ ugu soo idlaadey maanta sanad dugsiyeedka ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ/๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ si xasalooni ku jirto.
Ardeydaas oo ahaa ๐ฑ๐๐ณ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ญ๐ญ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ee dugsiga Hoose dhexe iyo Sare .
Dhammaan Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Daarul Culuum Afgooye waxaan u rajeynaynaa Guul iyo Hormar Wanaagsan insha Allah.