Taaju-Sunnah

Taaju-Sunnah

Share

INSTITUTE FOR ISLAMIC LAW AND CULTURE

Photos from Taaju-Sunnah's post 28/01/2026

Ardada kaalmaha h**e ka galay imtixaanka

Photos from Taaju-Sunnah's post 06/11/2025

Mahad alle waxaa maantay inoo bilaabmay imtixaan bileedka sanad dugsiyeedka 2025-2026

05/06/2025

Ciidul adxa wanaagsan 1445h-2015m

05/05/2025

Innaa lillahi wa inna ileyhi raajicuun dhamaan maclimiinta ardeyda iyo maamulka Taaju-Sunnah waxay tacsiyo tiiraanyo leh u dirayaan familka sh maxamed jamaal , c/raxmaan jamaal iyo macalin jaamac iyo reer xaamuud samir iyo iimaan alla hanaga siiyo geerida ku timid hooyo khadiijo janada alla haka waraabiyo🤲🤲🤲

Photos from Taaju-Sunnah's post 09/03/2025

Soo dhaway martida iyo baraarujinta ardayda

28/02/2025

Bahda taaju-sunnah waxay ummada islaamka ah gaar ahaan ummada soomaaliyeed waxay ugu hambalyaynaysaa bilshada bisha barakaysan ee ramadaan....alle si nabad iyo cibaado ah ku jirta ha inoogu dhameeyo

02/01/2024

Asc wllyl salaan kadib mac-hadka taaju-sunnah waxa uu idin ogaysiinayaa inuu dib u qaadan doono ardayo cusub.....sidoo kale waxa uu idin ogaysiinayaa in qaab online loo bilaawi doono .....ka faa,idaysi haboon

Photos from Taaju-Sunnah's post 16/12/2023

Alle ayay mahadi u sugnaatay oo shay inoo soo dhamaaday imtixaankii ugu danbeeyay ,waxaan kaloo galnay fasax labo isbuuc ah

01/12/2023

Jadwalka galista imtixaanka

Photos from Taaju-Sunnah's post 07/11/2023
Photos from Taaju-Sunnah's post 07/11/2023

Tubta tayeentaa aqoonta loogu haray ee mac-hadka Taaju-Sunnah

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Afgoye