25/08/2026
SHAACINTA NATIIJADA FASALKA 8-AAD
Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay ku wargelinaysaa ardayda, waalidiinta iyo dhammaan bulshada in berri oo ku beegan Arbaco, 26-ka August 2026, si rasmi ah loo shaacin doono natiijada fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhehe.
Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul, farxad iyo natiijo wanaagsan
———
"DHAMMAAD"
Wixii Faafaahin ah kala xariir Xafiiska Warfaafinta iyo
Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo taclinta sare ee DKGS.
Abdimalik Mohamed
24/08/2026