28/04/2026
The pens are down, the tabs are closed, and the group chats can finally go quiet and rest.
Now itโs time to breathe, get some proper sleep, celebrate your hard work, and enjoy the well-deserved break.
Congratulations to all AIU students on completing your midterm exams, your effort truly paid off!
07/04/2026
Jaamacadda Afgooye waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan caalamka munaasabadda Maalinta Caafimaadka Adduunka.
Maalintan oo la xuso sanad kasta 7-da Abriil, waxay xasuusin u tahay muhiimadda ay leedahay ilaalinta caafimaadka, kor u qaadidda wacyiga bulshada, iyo in la helo adeegyo caafimaad oo tayo leh oo loo siman yahay.
Jaamacadda Afgooye waxaa ka goโan: Kobcinta aqoonta caafimaadka, Tababarka xirfadlayaal caafimaad oo tayo leh, Ka qeyb qaadashada horumarinta adeegyada caafimaadka bulshada.
๐ฉบ Caafimaadku waa nolol, Aan wada ilaalinno!
19/03/2026
Dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga.
Ciid wanaagsan, ciid mubaarak!
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑุ ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู.
12/03/2026
Dhamaan ardayda Jaamacadda Afgooye waxaa lagu wargelinayaa in 10-ka dambe ee bisha Ramadaan iyo maalmaha Ciidda ay Jaamacaddu fasax tahay. Fasaxu wuxuu socon doonaa 12 Maarso ilaa 26 Maarso 2026.
Waxaan idin rajaynaynaa inaad ka faaโiideysataan fadliga 10-ka dambe ee Ramadaan, isla markaana aad ku dadaashaan cibaado iyo Alle bari. Alle ha idinka aqbalo ducadiinna iyo camalkiinna.
17/02/2026
Ramadan Mubaarak ๐โจ
Bahda Jaamacadda Afgooye waxay dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, u dirayaan hambalyo ku aaddan bilashada bisha barakaysan ee Ramadan.
Waxaan Alle uga baryaynaa inuu naga aqbalo cibaadadeenna, soonkeena iyo camalkeenna suubban, isla markaana uu naga yeelo kuwo ka faaโiidaysta kheyrka, naxariista iyo dambidhaafka bishan barakaysan.
Ramadan Mubaarak โ Alle ha inaga dhigo kuwo ku gaara kheyr iyo barako. ๐คฒ
12/02/2026
Khamiis, 12/02/2026, waxaa si rasmi ah xilalka ula kala wareegay Xukuumaddii 4-aad iyo Xukuumadda 5-aad ee Midowga Ardayda Jaamacadda Afgooye {MAJA}.
Guddoomiyihii Xukuumaddii 4-aad, Mudane Akram Mohamed Abdulahi, oo xaalad caafimaad darted u maqnaa, ayaa waxaa ku matalayay Mudane Abdullahi Mohamed Khadar, kaas oo xilka ku wareejiyay Guddoomiyaha cusub ee Xukuumadda 5-aad, Mudane Ayman Omar Mohamed, oo dhowaan ay ardayda Jaamacadda Afgooye ku doorteen cod aqlabiyad ah.
Xafladda xil wareejinta waxaa goob joog ka ahaa Engr. Abdiaziz Adow, oo si rasmi ah u kala wareejiyay xilalka labada xukuumadood, isla markaana kula dardaarmay maamulka cusub xil-gudasho hufan, daacadnimo iyo u adeegid ardayda jaamacadda.
Maamulka cusub ee uu hoggaaminayo Guddoomiye Ayman Omar Mohamed waxaan leenahay soo dhoweyn iyo hambalyo, waxaana rajaynaynaa inay si hufan ugu adeegaan ardayda Jaamacadda Afgooye.
Sidoo kale, maamulka xilka wareejiyay ee uu hoggaaminayay Guddoomiye Akram Abdullahi Mohamed waxaan leenahay waad mahadsantihiin, maadaama aad soo qabateen shaqooyin la taaban karo oo aad si sharaf leh ugu matasheen ardayda jaamacadda.
Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda Afgooye waxaa illaa maanta soo hoggaamiyay afar guddoomiye, waxaana shanaad noqday Guddoomiyaha maanta xilka la wareegay.
Waa xafiis ay ardaydu ka helaan fursad ay ku horumariyaan kuna soo bandhigaan xirfadaha hoggaamineed ee muhiimka u ah mustaqbalkooda.
04/02/2026
FURSAD MUHIIM AH: Jaamacadda Afgooye waxay ogeysiineysaa bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan waalidiinta iyo ardayda aan fursad u helin inay ku biiraan jaamacad intii lagu jiray semester-kii h**e, in hadda ay heli karaan fursad ay ugu biiraan February 2026 Intake.
03/02/2026
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ๐ฒ๐ ayaa qeyb ka ahayd munaasabadda xarigga looga jaray ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐-๐ช๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ๐ฒ๐.
Xaruntan ayaa bulshada Afgooye u fureysa fursad muhiim ah oo ay ku baranayaan ๐ฐ๐๐ฑ-๐ฌ๐จ๐จ-๐ฌ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ช๐ฎ๐๐๐๐ซ๐ญ๐ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ง, iyada oo aan saameyn ku yeelan isbeddellada cimilada.
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ๐ฒ๐, oo ka shaneyso xaruntan, ayaa ardayda siin doonta tababaro ku saabsan ๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐ฅ๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐ ๐ฅ๐-๐ช๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐๐๐, isla markaana kor u qaadeysa aqoonta iyo xirfadaha dhalinyarada iyo bulshada deegaanka.
30/01/2026
Maanta waxaa si guul leh ku soo dhammaaday Imtixaankii k**a dambaysta ahaa (Final Exam) ee semester-ka 1aad sanad-waxbarasheedka 2025/2026.
Dhammaan ardayda maanta u soo gabagaboobay imtixaanka, waxaan u rajaynaynaa guul iyo natiijooyin wanaagsan, Insha Allah.
28/01/2026
We are in final exam week!
Push yourself, because no one else is going to do it for you. Late nights, early mornings, and full focus this is where effort turns into success. Stay strong, stay disciplined, and finish proud.
Youโve got this. Good luck to everyone!