Ceynu raxma primary and secondary school

Ceynu raxma primary and secondary school

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ceynu raxma primary and secondary school, School, Afgoye.

17/01/2024
17/01/2024

Axl ilaah ayaa mahad is kale imtixaankii midterm ka waxa uu inoo bilowday maalinta sabtiga taariikhdu markay ahayd 13/1/2024 waxa uu inoo dhamaaday maanta oo ay tahay maalin arbaco
Taariikhduna ay tahay 17/1/2024 si jawi degen ah ayuu ku bilowday si nabad ah ayuuna ku soo itlaaday.

07/06/2023

Ogeysiis Dhamaan dadka ku nool degmada afgooye iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaya in iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Ceynu raxma uu qaadanayo arday agoon ah oo waxbarasho lacag la'aan ah diiwaan gelinta waa ay socotaa . Tirada la qaadanayo waa ay xadidan tahay ee yaan lagaa buuxinin. Wixii faah faahin dheeri ah kala xiriir nambaradan 0615345358/0613214822

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Afgoye