IPSS-Isra Primary & Secondary School
Ku So Dhawow Dugsiga Hoose Dhexe & Sare e Isra. Isra Waxa La Asasay 1999. Wuxu ku yala Degmada Afgoi, gar ahan Xawa taako.
Dugsiga Waxa ka Qalin bedeshay 13 Dufcadod. Waxan Diyar u nahay Hormarinta Bushadeena. ���
25/09/2019
Alxamdulillah, Waxaan Ku jirnaa Maalmihii wacnaa ee aan Wada Sugeynay, Maalmahaas oo aan uga Talagalnay Dib usoo nooleeynta Iskuulkeena Isra ee D/ Afgoi.
20/September/2019. Waxa Ino Soo Biloowday Dayactirka Iskuulkeena.
Xoogaaga Harsanna Alle Ha no Fududeeyo Insha Allah. Ardeydeena Qaaliga Ee Iskuulka Ka Qalin Jabiyay Waxaan Ka Codsaneynaa WhatsApp Numberkaan iney nagala So Xiriiraan. +252619112777. Mahadsanidiin
Nagu So Biir Page Ka Saar Asxaabtaadana u gareey.
11/09/2019
Welcome To IPSS- Isra Primary & Sec. School.
Schoolka Waxa La aasasay 1999.
Waxay ku talaa Degmada Afgoi.
Fadlan Ku so Biir Boggena Cusub ee page. Dheh Sad u xaqiijiso.
Fadlan Asxabta Dhaha Sey u arkaan Ardada Iskuulka Ka Qalin jabiyay. Mahadsanid
09/09/2019
Welcome To Official Page (IPSS) Isra Primary & Secondary School
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Xawa-Taako
Afgoye