*Shaacinta Natiijada Imtixaanka Naqliga*
Xafiiska Waxbarashada iskuulka Ustaad Cusmaan ayaa beri oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 4/08/2025 9:00am si rasmi ah u shaacinayo Natiijada Imtixaanka Naqliga ee Sanad Dugsiyeedka 2024/2025.
Soo booqo xaruunta 1aad ee iskuula
La soco natiijada iyo Page ka Iskuulka.
Ustaad Cusmaan Primary and Secondary School
Wax barta aan barwaaqo gaarnee
26/02/2025
بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله الذي علم بالقلم علم الإنسان ما لم يعلم، والصلاة والسلام على معلم الناس الاول ومخرجهم من الضلالة إلى الهدى، الذي جعله ربه رحمة للعالمين، وأدبه بالخلق العظيم وعلى آله الطيبين الطاهرين وصحبه الاخيار المنتجبين.
Maanta waxaa si toos ah inoogu bilowda Tartan aqooneedka fasalada iskuulka Ustaad Cusmaan tartankan oo ah mid tixana ah waxaa maanta fagaaraha Iskuulka Ustaad Cusmaan ku hardamay Fasalada kala ah
Fasalka Form2 Vs Fasalka 6aad
27/08/2024
Hambalyo Hambalyo waxan halkan uga hambalyeynayaa Ardayda dhigata Iskuulka Ustaad Cusmaan ee dhameystay waxbarasha Dugsiga Sare xaqiijiyeyna in ay gudbeen oo ay guuleysteen waxan idin leeyahay Hormar wacan hiigsigiina meel sare ha noqdo insha Allah.
22/08/2024
Iskuulka Ustaad Cusmaan oo aad horeyba uga barateen waxbarasho tayo sare leh waxa uu qaadanayaa arday cusub sanad dugsiyeedka 2024/2025.
F.G Iskuulka waxa uu furmayaa 31/August 2024
Balse is qoristu waa ay socotaa yaan lagaa buuxin ee horey u gaar
Iskuulka waxa uu ku yaalaa Xaafada Baalguri agagaarka garoonka Super SHEEL
Wixii faafaahin intaa dheer waxaad kala xiriiri kartaa TEL: 61 5 17 22 61 ama 61 8 08 06 07
06/06/2024
Waxaa farxad weyn inoo ah kasoo muuqashada sagootinta Ardayda qalin jibiyaasha dufcadii 4aad ee Iskuulka ustaad Cusmaan 2023/2024 HAMPALYO HAMPALYO waxan idin rajeynayaa guul iyo hormar wacan
Maalinta berri oo Isniin ah Taariikhduna ay tahay 06-10-1445 Hijriga kuna beegan 15-04-2024 miilaadiga, waxaa si toos u bilaaban doona duruusta Iskuulka Ustaad Cusmaan primary and secondary school kadib fasaxii 10kii dambe ee Bisha Ramadaan iyo Ciidul fitriga, dhammaan Macallimiinta iyo ardada iskuulka waxaa la ogeysiinayaa inay soo xaadiraan maalinta berri 06:45 subaxnimo insha allah.
Mahadsanidiin.
02/10/2022
Waa maalinti 3aad ee imtixaan bileedka sanad dugsiyeedka 2022-23 waxan rajeynayaa guul iyo dadaal wacan
16/08/2022
15/08/2022
"Karti iyo dadaal baa darajo wacan lagu gaaraa"
15/08/2022
Wax ka dheh
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Baalguri
Afgoye
Opening Hours
| Monday | 06:30 - 17:30 |
| Tuesday | 06:30 - 17:30 |
| Wednesday | 06:30 - 17:30 |
| Saturday | 06:30 - 17:30 |
| Sunday | 06:30 - 17:30 |