Agro Tech Solutions

Agro Tech Solutions

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Agro Tech Solutions, Afgoye.

Photos from Agro Tech Solutions's post 17/04/2026

🌿 Super Napier Grass Cutting 🌿

Waa Diyaar, Haddii aad u baahan tahay, nala soo xiriir πŸ“žhttps://Wa.me/+252618475362

14/04/2026

Waa Mashruuceena 5aad Ee Guulysta .
Haddii aad u baahantahay Super Napier Grass Cutting, nala soo xiriir!
https://Wa.me/+252618475362

28/12/2025

Tallaabo kalo horumar leh oo dhanka waraabka casriga ah. πŸŒπŸ’¦πŸ’§πŸ’§β˜˜οΈπŸŒ±πŸ’§


29/11/2025

Agro Tech Solutions waxa ay kugu marti qaadeysa seminar ciwaankiisu yahay " Climate Change and the rise of transboundary crop pests ".

Waxaa seminarka marti inoogu ah Mr Abdifatah Ali Abdirahman.

waxaa sharaf weyn inoo ah in aan kugu marti qaadno seminaarkan, waxaad ka heli doonta xog iyo aqoon wax badan kugu soo kordhisa.

Si aad uga mid noqoto asxaabta seminaarka ka faa,iideysanysa fadlan guji link hoos yaalla oo kusoo biir group whatsApkena.

https://chat.whatsapp.com/D0BNTXxkGFv15fql0yadma?mode=hqrt1

16/10/2025

🌱 Mashruuc Waraabka Casriga ah ee Dhibicda (Drip Irrigation System) πŸ’§πŸ’§πŸ’§

Waxaan si guul leh u dhammeynay mid ka mid ah mashaariicda waraabka casriga ah ee macaamiisheena ku kalsoon Agro Tech Solution πŸ’§.
Nidaamkan waxaa loogu talagalay in uu:
βœ… Yareeyo khasaaraha biyaha
βœ… Si toos ah u waraabiyo xididdada geedka
βœ… Kordhiyo wax-soo-saarka iyo tayada miraha
βœ… U fududeeyo beeralayda in ay si sahlan ula socdaan waraabkoo
πŸ“Mashruucan waxaa lagu rakibay beero liin ah.

Adigana haddii aad rabto nidaam la mid ah β€” nala soo xiriir hada !
πŸ“ž https://Wa.me/+252618475362

04/08/2025

From Seed to Success!

Our spinach crop is now at its final harvesting stage β€” a proud moment for the Agro Tech Solutions team!

The future of farming is green, smart, and local.

Photos from Agro Tech Solutions's post 27/07/2025

A successful project!

waxaan dhignay nidaamka waraabka dhibicda ah, dhul dhan 10 boos, oo ku yaalla degmada gubadley ee gobolka banaadir.

Dhulkaan oo loo qorsheeyey in lagu beero caws kala ah, mulatto II iyo alf alfa grass, ayaan macmiilkeena kala shaqeenay, iyadoo aan usoo gabagabeenay.

Laga soo bilaabo dhul diyaarinta illa laga gaaraayo iniinta ( seed ) oo dhulka laga gelinaayo waan kaala shaqeenaynaa macmaiil.

Please feel free to contac us +252618475362 Or our WhatsApp number +252614693439

Photos from Agro Tech Solutions's post 17/07/2025

πŸ’§ Drip Irrigation Pipes – Waraabka Dhibicda ah πŸ’§
Waxaan idin keennay tuubooyin casri ah oo ku habboon waraabka beeraleyda Soomaaliyeed.
βœ… Biyo kayd
βœ… Wax-soosaar badan
βœ… Qiimo macquul ah

πŸ“ž Dalbo: wa.me/+252618475362

16/07/2025

Waxaan dhignay waraabka dhibicda ah dhul ku yaalla degmada kaxda, kaa oo lagu beeray cawska loo yaqaan Mulatto II, iyo Alfa alfa.

Nidaamkaan ayaa saacidayaa Koritaanka cawska iyadoo cawsku uu biyaha u qaadanaayo qaab dhibic ah.

Cawska ayaa quud muhiim u ah xoolaha, iyadoo hadda beeraleyda magaalada joogta ay beeranayaan cawska, si ay ugu quudiyaan xoolahooda.

Haddii aad u baahantahy in laguu qalabeeyo,sidoo kalena laguu dhigo nidaamkaan nala soo xiriir.

https://wa.me/+252618475362
WhtsApp number +252614693439

02/07/2025

Habka waraabka dhibicda ah oo aan mar kale dhignay dhul beereed ku yaalla degmada afgooye.

Nidaamkan waraabka ah ayaa ah hababka casriga ah ee lagu waraabiyo dhirta, iyadoo aan u baahneyn waqti fara badan oo waraabin, sidoo kalena waxay kuu dhaqaaleynysaa biyaha.

Haddii aad u baahantahay waan kuu haynaa nidaamkan, waana kuu dhigeynaa.
Nagala soon xariir waxii faahfaahin ah.

wa.me/+252618475362

27/06/2025

Nidaamka waraabka dhibicda ( drip irrigation system ) oo aan dhignay beer ku taalla degmada afgooye.

waraabka dhibicda ayaa ka qeybqaata maareynta biyaha, iyadoo geedku u qaadanaayo hab dhibic ah, taa oo sare u qaadeysaa wax soo saarka dalagga, iyo badqabka dhirta. Habkaan waraabka dhibicda ayaan u baahneyn shaqaale badan oo maareeya ama biyaha gaarsiiya beerta oo idil.

06/06/2025

Ciid Wanaagsan πŸŽ‰ πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ€š, Waxaan u hambalyeyneynaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciidul Adha.

Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneed.

Hambalyo, Ciid Wanaagsan πŸŽ‰

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Afgoye