Somali Agricultural Technology-SATE

Somali Agricultural Technology-SATE

Share

Agricultural services

31/07/2025

...

Photos from Somali Agricultural Technology-SATE's post 16/07/2025

Somali Agricultural Technology-SATE
Waxaa inoo gabagaboobay tababar aan ku xoojinaynay xirfadaha iyo habraaca shaqada ururka, Tababarkaan ayaa waxaa si rasmi ah u marti geliyey madaxa iyo isxeraha ururka Saeid Nour Bashier Idris (CEO,HON) waxaan lenahay sharaf iyo karaamo, waadna ku mahadsantahay dadaalka aad ku bixisay madaxda kle ee ururka.

Tababarkaan ayaa waxaa looga gol lahaa in la iska saxo platforms ka muhiimka u ah hawlaha ururka, xubnaha ka qeeybgalay oo ka faaiideyna waxaan leenahay waxad baratren Allah idinku anfaco guuleeysta.

Waxaan ku rajo weeyn nahay in aan xubnaha ugu cusub oo dhowaan ku soo biiray in ay qaadan doonaan maalmahaan ina soo aadan in.sh

Mahad Sheikh Mohamed
Osman Ali Ibrahim
Mohamed Mohamoud Othman
Shakra Cabdala
Salman Saed Abdirahman

fans
Follow

Photos from Somali Agricultural Technology-SATE's post 14/07/2025

Somali Agricultural Technology-SATE
Waxay mahadi u sugnaatay Allah swt oo ina gaarsiiyey sanadii 2aad in aan qaadano xubnaha cusub ee sanadii 2aad, waxaan qaadanay 12 xubnood oo dhiig cusub waxaan rajeeyneynaa in ay wax badan naga anfaci doonaan.
Xubnaha aan qaadanay waxaan siinay oo aan u ogolaanay jagooyinka kala duban ee boosaska ururka ku dhisan yahay, si guud urrurkeen waxa uu ka kooban yahay 5 boos oo waaweeyn oo kulmiya jagooyin kala duban, hadaba jagooyinkaas ayay kala doorteen xubnaha cusub.

Jagooyinka waxaa loo kala doortay sidaan soosocota:

Director-Agaasime; waxaa kala doortay
1. Certification policy officer - Shamsa Elmi Abdulahi
2. Training supervisor - Mohamud Mohamed Ahmed

Manager - Maamule
1. Extension officer - Mohamed Sayid.Ibrahim Abdule
2. Content developer - Sahal Abdi Jama
3. Certification officer - Sahra Abdulahi Ahmed

Head officer- Xog-haayahe
1. General secretary officer - Bashier Mohamud Hashi
2. Monitoring and evaluation officer - Awil Ahmed Mohamed
3. Certification officer assistant - Aisha Abdullahi Ali

Administer - Agaasime
1. Technical coordinator - Abdirizak Ismail Yusuf
2. Publication officer - Abdulahi Adem Salih
3. Community mobilizer - Mohamed Nur Dahir
4. Awareness officer - Hafsa Bashier Ali

Waxaan leenahay "xilka aad qaadeen Allaah idinku asturo" nin xil qaaday waa nin eed qaaday!

Photos from Somali Agricultural Technology-SATE's post 14/07/2025

Somali Agricultural Technology-SATE
Dhiig cusub oo dhowaan ku soo biiray ururka, goordhow ayaanu shaacin doonnaa, xubnaha cusubna waxan leenahay ku soo dhowaada golaha ururka.
fans

29/03/2025

Somali Agricultural Technology-SATE

Eid Elfitri Mubarak

Wishing all Muslims and all of loved ones a joyous Eid Elfitr filled with peace, happiness, and blessings. May this special day bring you closer to family, friends, and the spirit of gratitude.

After a month of reflection and devotion, let’s celebrate with open hearts and sweet moments. Taqabbalallahu minna wa minkum 🤲🏼 Enjoy the delicious feasts, warm hugs, and the beauty of togetherness.

Eid Saeed!

22/03/2025

Somali Agricultural Technology-SATE

Bismillahi raxmani raxiim
Hambalyo qalinjebin
Waxaan halkaan ugu hambalyeeyneynaa anaga oo ku hadleeyno afka Somali Agricultural Technology-SETA madaxdeena oo u soo idlaaday safarkoodii waxbarashada heerka 1aad ee jaamacadda ee kuliyada beeraha gaar ahaan waaxda badbaadada dhirta PPD

1. Director Abdishakur Abdulahi Dahir

2. Supervisor Osman Ali Ibrahim

3. Assistant Mahad Mohamed Hassan and

4. Administer Salman Saeid Abdirahman

Waxaan leenahay naga gudooma, cilmigaad barateena Eebe ha ka yeelo kii loogu nafciyey DDD inshaa Allaah.

Hambalyo...Hambalyo...Hambalyo

Shakra Cabdala Osman Ali Ibrahim Mahad Sheikh Mohamed Salman Saed Abdirahman

Photos from Somali Agricultural Technology-SATE's post 12/03/2025

https://vm.tiktok.com/ZMBYeYEf2/

Waxaa jirtey in bishi la soo dhaafey ee Febraayo aan bixiney seminar cinwankisu ahaa (Role of Mobile Apps for Somali
Agricultural Production) waxan rabnah in aan dardargelino qeybta practical marka cidii u bahan gacmo furan ku so dhowada ayn lenahay.

FG: waa Ramadaan kadib, list ga yuw ka xermin.

07/03/2025


Photos from Somali Agricultural Technology-SATE's post 04/02/2025

Ghassasir Agrotechnology
Ghassasir agro-technology (GHASSAT)

Seminar entitled: ROLE OF MOBILE APPS FOR SOMALI AGRICULTURAL PRODUCTION
HOST Director
3/2/025

Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS
Ministry of Energy and Water Resources Somalia
fans


Waxaa naga goan hal qof xitaa haduu Seminar keen ka soo qeeyb galo waan wadeeynaa oo loo joojin maayo.

✍️ Hon Sanu Bhai

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Afgoye

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00