Engineer Maxamud Cabdisalaam Shekh Cumar

Engineer Maxamud Cabdisalaam Shekh Cumar

Share

Engineer Maxamuud Cabdisalaam Shekh Cumar Waa Bare Soomaaliyeed ,casharana halkan ka bixindoona oo k

11/04/2022
19/03/2021
08/03/2021


Page: 31-40
Fadlan faafi si arday badan ugu fa'ideystaan . Page-ka saar

04/03/2021


Page: 36-46
Fadlan faafi si ay ardayda ugu fa'ideystan page-kana Like saar

20/02/2021

Anigoo og inay babadda kulushahay
Hadana waxaan doortay inaan isxaabiyo

15/02/2021

جيء الوطن من بعيد لا تعودوا مرة اخرى الى القهقرى
Wadankan mel fog baa laga keenaye yaan gadaal loo celin

Xaasus waad ilowdene

Photos from Engineer Maxamud Cabdisalaam Shekh Cumar's post 28/01/2021

Maalmahan waxad nagu dhibteen 'dalkan mel fog baa laga kenaye yaan dib loogu celin' anigana iga hooda hada

Waa orahdii ina kheyre

18/12/2020


Waxan halkaan hambalyo aroos ah ugu udiraya lamaanayaasha cusub ee nolosha ku midobay oo kala ah sxbkey:
iyo marwadiisi
. oo meherkoodu ka dhacy degmada afgoye, waxaan leenhy iskuwara ubad kher qabana kala hela insha allh
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير

21/11/2020

(متاع قليل ولهم عذاب أليم)
Waxay u tashteen dalkan inay qasaan oo ay miijiyaan inta yar sharafta ah ee ku hadhay

20/11/2020



Maamulka Dugsiga Hoose , Dhexe iyo Sare ee Horseed oo tixgelinaayo amar kasoo baxay wasaaradda waxbarashada Dowlad Goboleedka KGS wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda wax ka barata dugsiga iyo macalimiinta in birito oo axad ah tarikhdu tahay 21-November-2021 uu iskuulka fasax yahay xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed awgeed

WABILLAHI TOWFIIQ

23/10/2020


fadlan inta aadan warkale oran aqri qoraalka oo faham

1-qofka sigaarka caba ma duqoobo oo cajuusninada tabar darideeda ma arko-sababta oo ah badanaa waxa uu udhintaa cabista sigaarka inta uusan da' gaarin

2-sigaar cabuhu ma qaniino -sababta oo ah qofkaa waa uu tabar darreeyaa kadibna waxa uu tabar ka raadiyo ul si uu ugu tiigsado, eeygana qof ul wata waa uu ka baqayaa

3-Sigaar cabuhu sidoo kale uma soo dhaco tuug guri uu jiifo-sababtoo ah habeenkii oo dhan waa uu qunfacayaa tuuguna waxa uu is leeyahay waalaga soo jeedaa gurigaan.

W/Q .

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Afgoye