Raqib University

Raqib University

Share

Jaamacadda Raqib Wexey Kamid Tahay Kuwa Ugu Tayada Wanaagsan Ee Dalka Somalia. Waxeyna Lajaac Qaadey

11/12/2023

Gudoomiye Kuxigeenka Jaamacadda Raqib Ayaa Khudbad Kooban Kajediyay Bandhiga
Beerta Xayaat ee oo ay soo qaban qaabisay
KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta .

10/12/2023

Seminar Aqoon Kororsi Mowduucisu Yahay
Waterborne Diseases (Cudurada Ka Dhasha Biyaha Wasaqeysan) Ayaa Lagu Qaban Doona Hallka Jaamacadda Raqiib Maalinta Jumcaha Soo Aadan.

Mowducan oo Muhiim U Yahay Bulshadda Afgoye ee Ay Saameeyeen Fatahaada Biyaha Ayaa Soo Jeedin Doona Dr Liban Mohamed Farah ( Mr of tropical medicine and infeceous diseases)

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Afgoye