Gabar fariid ah m.a
Aqoon -Tuse primary & secondary school
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aqoon -Tuse primary & secondary school, School, Afgoye.
20/12/2023
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Wasiirkuxigeenka, Wasiisru dowlaha, Agaasimaha guud, Agaasime waaxeedyada iyo dhammaan shaqaalaha wasaaradda Waxbarashada iyo mamulka iyo macalimiinta Iskuulka Aqoon -Tuse primary & secondary school wax ay tacsi u dirayaan Qoyska, qaraabada iyo Qaranka Soomaaliyeed ay ka baxday Wasiirkii Heenka iyo xuquuqda Aadanaha Marxuumad Khadiija Maxamed Diiriye.
Ilaahay ha u naxariisto, kitaabkeedana midigta haka siiyo.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.
20/10/2023
Jimce 20-10-2023 Rabi II 5, 1445
Ku Guuleyso 12GB internet ah
Su’aasha Jimcaha.
🌟 sheeg saxaabigii furtay magaalada Qudus?. 🌟
Fadlan Buuxi Dhamaan Sharuudaha:
1. Like iyo Follow saar page-ka Aqoon -Tuse primary & secondary school .
2. Share garee post-ga Su'aasha.
3. Tag dheh 3 qof saxibaddaa.
4. Like saar post-ga Su'aasha.
N.B; Hadii Su'aasha dad badan ka jawaaban waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta qofka ugu Hor jawaabay Sharuudahana buuxiya.
Jaahil bixiyaha ubadka
Waxan ahay waadiga dugsiyada Aqoon -Tuse primary & secondary school .
02/08/2023
Isdiiwan galinta way socota kala soo xariir +252-616388708
02/08/2023
Ogaysiis ogaysiis waxaa la ga hir galin Raba Dugsi hoose Dhexe sare ee aqoon Tuse
Waalidiinta kudhaqan dagma waxan leeyahay kensada carruurtiina hooyga cilmiga ee aqoon Tuse.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Afgoye