Ibnu athir primary & Secondary school

Ibnu athir primary & Secondary school

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ibnu athir primary & Secondary school, School, ceelasha biyaha, Afgoye.

27/08/2024

Asc..
Maanta oo ay taariikhdu tahay 27 aug 2024
Waxa aan halkan Hambalyo ugu diraynaa dhamaan ardayda ku baastay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 12 ee dugsiga sare..

25/08/2024

Are you ready for a new school year ?

Photos from Ibnu athir primary & Secondary school's post 26/06/2024

Asallaamu calleykum ...
Waxaa maanta si nabad leh inowgu soo dhamaaday imtixaanka finalka ee sanad dugsiyeedka 2023-2024 .

Photos from Ibnu athir primary & Secondary school's post 16/05/2024

Sawirada tartanka finalka f3 v/s f2

16/05/2024

HAMPALYO FASALKA FORM THREE ( F3)

Photos from Ibnu athir primary & Secondary school's post 28/02/2024

Maanta waxaa si toos ah u dhacay qori tuurka barnaamijka tartan aqooneedka 2023-2024.
Waxaa nasiib u sheeystay in ay ka qayb galaan fasalada kala ah f4 - f3 - f2 - 8aad - 7aad - 6aad

Photos from Ibnu athir primary & Secondary school's post 17/01/2024

Asc...
Qaar ka mid ah arday galableyda oo imtixaanka dhexe 2024 udhamaaday ...

Photos from Ibnu athir primary & Secondary school's post 17/01/2024

Asc...
Maanta waxaa si nabad ah inowgu soo dhamaaday imtixaanka dhexe ee sannad dugsiyeedka 2024 ....

02/01/2024

Asc ....
The midterm exam is on 13 January 2024 so don't forget to review and memorize your lessons!

21/11/2023

Munaasabada maalinta macalinka soomaaliyeed..

21/11/2023

IBNU_ATHIIR PRIMARY & SECONDARY SCHOOL wuxuu la qaybsanayaa macallimiinta Soomaliyeed farxadda munaasabadda maalinta macalliminta Soomaaliyeed.

Photos from Ibnu athir primary & Secondary school's post 15/11/2023

Asc..
dhamaadka imtixaan bileedka 1ªªd ee sanad dugsiyeedka 2023-2024 ....

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Ceelasha Biyaha
Afgoye