23/07/2024
Waqti dheer ka dib waxaan dib ugu soo laabanay page-keena, waxan Hambalyo aan leenahay ardadeeda dhammaan gaar ahaan ardayda kaalmaha h**e ka galey Imtixaanadii sanad dugsiyeedka 2023-2024.
Waxaan markale aan leenahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
15/07/2023
Bismillaah Alxamdulillaah waxaa xaley inoo bilaabadey Imtixanka Labo Bilaha 1aad Ee Sanad Dugsiyeedka 2022/2023, waxan Alle ka baryeynaa inuu ardayda Imtixanka u fududeeyo Insha Allah.
N.B: Iskuulka waa mid habeen shaqeeyo oo macalimiin tayeysan ka hool gala ee h**ey u gaar is diiwaan gelinta wey socotaa yaa lagaa buuxinin.
page ka noo Kala kiciya ee 1k nagaarsiya
Follow, Like and Share
10/07/2023
Jadwalka Imtixaanka Labo Bilaha 1aad Ee Sanad Dugsiyeedka 2022/2023.
©️Xafiiska Waxbashada Misbaaxul-Culuum Primary School.
# Follow, Like & Share
27/06/2023
Ciid Mubarak dhammaan Musliminta meel kasta oo ay dunida ku joogaan كل عام وأنتم بخير - تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال __ عيدكم مبارك ❤
18/06/2023
Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxan hambalyo iyo dhiiragelin u diraynaa Ardayda dhigata Iskuulka Misbaaxul-Culuum Primary School oo shaqeeya habeenkii waxan leenahay h**ey u socoda marwalba iyo meelwalba🚶♂️🏃.
N.B Iskuulka waxa uu ka yaallaa Degmada Afgooye Gaar ahaan Xaafada Doolaawe.
waa Hiigsi iyo Hogaamin.
Asxbteena qaaliga ah page ka Follow, Share and Lika noo dhaha.
Mahasanidiin🙏
01/10/2022
Asc asxbta dhamman wan idin slmay waxaan idin Leeyahay hwn wanagsan 💢🖐💯
10/06/2022
Asc dhammaan asxbta waa salamantihin meel Kasta aad dunida ku joogtaan waxan idin leeyahay Jimco Mubaarak💥🌻