Afgoye Educational Training Center

Afgoye Educational Training Center

Share

waxaan idin heynaa wax barasho tayaysan iyo shahaado way aqoon San tahay w.waxbarashada somalia

17/08/2023

Graphic Design SeptemberIntake 😊
πŸ‘‰Enroll Now πŸ“‘
Barnaamiyadda aad ku Baran doonto
βœ… Adobe Photoshop CC 2023
βœ… Adobe Illustrator CC 2023
βœ… Adobe InDesign CC 2023
NAGU SOO BIIR https://wa.me//+252-618202895

14/08/2023
14/08/2023

Basic Computer Application πŸ–₯️😊
➑️New Classes August is diiwan galintu way socotaa
➑️Practical And Theory
🎯Casharada Lagu Dhiganayo :-
βœ…οΈ Introduction To Computer
βœ…οΈ Windows 10
βœ… Ms Word 2023
βœ… Ms Excell 2023
βœ… Ms PowerPoint 2023
βœ… Internet security
πŸ‘‡πŸ‘‡
NAGU SOO BIIR https://wa.me//+252-618 202895

wa.me

Afgoye Educational Training Center 19/07/2023

Waxaa mardhaw bilaaban rabo qeybta online ka ah fadlan xada isdiiwaan gali oo ka faaideyso fursadaan qaaaliga ah
Linkiga hoose iskaa diiwaan gali

Afgoye Educational Training Center waa hoyga tiknoolojiyada iyo hormarinta dhalinta somaliyeed AETC ugu imow aqoon tayo leh iyo pratctice maalinle ah

Afgoye Educational Training Center 19/07/2023

Ψ―Ψ―
πŸ””πŸ”” New Course:- HTML5, CSS3 & Bootstrap5: Build 7 Creative Responsive Websites.

Koorsadaan waxaa ku baran doontaa.

βœ… sida loo design gareeyo Real world project anaga oo ka bilaabeeyna gunta hoose ee HTML5 and CSS3 .
βœ… dhisida in ka badan 7 website oo calami eh uu ku jiro youtube iyo Twitter.
βœ… Waxaad ku baran doonta sida loo isticmaalo Flexbox, CSS Grid, CSS Animation iyo Media query.
βœ… Sidoo kale waxaad baran doontaa sida loo isticmaal mid ka mid eh CSS frameworks loogu isticmaal badan yahay dunida ee Bootstrap5.
βœ… sidee ku noqon kartaa Developer kalsooni leh oo aad ugu fiican Dhisida Websiteyo aad uqurux badan.
βœ… marka aad koorsadaan dhameeysid waxaad awood ulahaan doontaa dhisida website kasto oo aad Internet-ka ku aragtid.

πŸ”₯πŸ”₯ FG: Marka aad Koorsada dhameysid hadaadan wali awood u leheen inaa dhisto website Professional eh Lacagta Lagaa qaaday 3 bilood waa lagu celinaa bilaa su'aal.πŸ”₯πŸ”₯

πŸ“²Wixii faahfaahin eh nagala soo xiriir whatsapp number-ka: 0615713757
Isdii waan galinta weeybilaabatay
Fadlan linkiga hoose iskaa diiwaan gali

Afgoye Educational Training Center waa hoyga tiknoolojiyada iyo hormarinta dhalinta somaliyeed AETC ugu imow aqoon tayo leh iyo pratctice maalinle ah

07/07/2023

Ψ―Ψ―
πŸ””πŸ”” New Course:- HTML5, CSS3 & Bootstrap5: Build 7 Creative Responsive Websites.

Koorsadaan waxaa ku baran doontaa.

βœ… sida loo design gareeyo Real world project anaga oo ka bilaabeeyna gunta hoose ee HTML5 and CSS3 .
βœ… dhisida in ka badan 7 website oo calami eh uu ku jiro youtube iyo Twitter.
βœ… Waxaad ku baran doonta sida loo isticmaalo Flexbox, CSS Grid, CSS Animation iyo Media query.
βœ… Sidoo kale waxaad baran doontaa sida loo isticmaal mid ka mid eh CSS frameworks loogu isticmaal badan yahay dunida ee Bootstrap5.
βœ… sidee ku noqon kartaa Developer kalsooni leh oo aad ugu fiican Dhisida Websiteyo aad uqurux badan.
βœ… marka aad koorsadaan dhameeysid waxaad awood ulahaan doontaa dhisida website kasto oo aad Internet-ka ku aragtid.

πŸ”₯πŸ”₯ FG: Marka aad Koorsada dhameysid hadaadan wali awood u leheen inaa dhisto website Professional eh Lacagta Lagaa qaaday 3 bilood waa lagu celinaa bilaa su'aal.πŸ”₯πŸ”₯

πŸ“²Wixii faahfaahin eh nagala soo xiriir whatsapp number-ka: 0615713757
Isdii waan galinta weeybilaabatay

28/06/2023

𝐂𝐒𝐒𝐝 π–πšπ§πšπšπ π¬πšπ§ dhammaan Muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed πŸŽ‰ πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ€š
Afgoye Educational Training Center πŸ‡ΈπŸ‡΄

12/06/2023

Waxaa xarunta Afgoye Educational Training Center ka biloowatay koorsooyin cusub oo lagu Baran doono maadooyinka Aasaasiga ah.
wixii faafaahin ah hoos ayaan idinkaga xusnay.

18/04/2023

dhamaan bulshada ku dhaqan degmada afgoye iyo nawaa xigeeda waxaa la ogeysiinayaa inuu bilaaban rabo koorsiyada
1.programing language
waxaan lagu bari doonaa luqadooyinka hoose ku husan
C #.NET,PYTHON,Php PROFESSIONAL,DATABASE DEVELOPER
2. BASIC COMPUTER SKILLS
waxaa lagu bari doonaa wax yaabha aas aasiga kumputerka sida
isticmalida kumbiyuterka,diyaarinta documentiyada,diyaarinta xisaabaadka ,diyaarinta soo jeedinada,iyo cilad bixinta kumbiyuterka
xadii aad u baahn tahay linkga hoose iska diiwaan gali
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfgtCFfkOzFjSRUDliU_o8-92QI1RVdahHMmDLexf3RqUgPwQ/viewform

22/01/2023

Koorsooyinka kaas ayaa bilaaban rabaan qofkii u baahan waa diyaar adigoo ku baran Kara hab online ah ama offline ahaan waxaad imaanaysaa xarunta afgoye educational training center ama nagula soo xiriir WhatsApp numberka kan 0615713757 online ahaan waxaad ka helaysaa SAHA Academy

Ka bari han online ama offline koorsooyinka kaan

22/01/2023

Ka bari han online ama offline koorsooyinka kaan

Want your school to be the top-listed School/college in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Afgoye
252