07/08/2026
بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما فى خير.
Maamul, Macallimiin, waalidiin iyo ardayba waxaan si guud ugu hambalyaynaynaa arooska cusub ee is doortay Macalin Cabdi Fataax Maxamed (Afgooye)iyo Marwadiisa Xafso Cabdiqaadir Cumar oo meherkoodu ka dhacay muqdisho noqda kuwii isku waara oo ubad kheyr leh kala hela, aamiin aamiin.
14/07/2026
Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Al-Abaadir Primary and secondary School faraca Ceelasha Biyaha waxa uu hambalyo u Dirayaa dhamaan Ardayda fasallada Dugsiga Ee uu usoo gabagaboobay Imtixaankii k**a Dambeysta sanad-dugsiyeedka 2025/2026. Maanta oo Talaado Ah Taariikhduna ku Beegantahay 14/07/2026.
Waxaan leenahay Nasiib wacan. Dadaalkiina halkaas kasii wada.
25/06/2026
Waxaan idiin rajeyneynaa Natiijo fiican Insha allaah . Dadaalkiina halkaas kasii wada.
25/06/2026
, macalimiinta Dugsiga Waxey Hambalyo u Dirayaan Fasalka 7aad oo ku Guuleystay Tartan Aqooneedka Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ee Al Abaadir - Ceelasha Biyaha