10/02/2021
Good teachers do these things:
1. Set clear goals
2. Enforce high standards of behaviour
3. Manage lesson time wisely
"👍Like" to good teaching! Share with your friends?
culuum primary&Secondary School
10/06/2020
إنا لله وإنا إليه راجعون
Dhamaan maamulka ,macalimiinta ,iyo ardayda dugsiga waxeey halkaan oga tacsiyeeynayaan CALI MAXAMED oo maanta ku geeriyooday Degmada afgooye
Alle qabriga ha uga yeelo mid waasac ah oo iftiin ah, dhamaan qooyska iyo qaraabada uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah allah ka siiyo......
22/02/2019
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
DHAMAAN MAAMULKA , MACALIMIINTA , IYO ARDAYDA NUURUL Culuum primary&Secondary school
WAXAY IDIIN LEEYIHIIN JIMCA WANAAGSAN .....