Aala-Yaasir Primary & Secondary School

Aala-Yaasir Primary & Secondary School

Share

Hooyga tarbiyada iyo tacliinta

02/06/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH

Maamulka Aala-yaasir Primary and Secondary School wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta in imtixaanka Final-ka uu si rasmi ah u bilaaban doono Arbaco, 03/06/2026, isla markaana uu soo dhammaan doono Arbaco, 10/06/202
Nasiib waca ayaan u rajeyneynaa dhamaan ardayda Aala-yaasir primary and secondary school.
Aala-Yaasir Primary & Secondary School

26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Ciidul Adxa Mubaarak โœจ๐ŸŒ™
ุงู„ู„ู‡ู… ุชู‚ุจู„ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ๐Ÿค
Ciid wanaagsan dhammaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo bulshada Muslimiinta ah.
Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo ciidaan ciideeda caafimaad, nabad iyo barwaaqo. ๐Ÿช๐Ÿ

05/05/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AH ๐Ÿ“ข
Aala-yaasir Primary & Secondary School
Waxaa la ogeysiinaayaa dhammaan:
Macalimiinta, Ardayda iyo Waalidiinta
In iskuulku fasax yahay laga bilaabo:
๐Ÿ—“ Arbaca, 06/05/2026
Waxaana dib loogu soo laabanayaa:
๐Ÿ—“ Isniin, 11/05/2026

26/03/2026

TACSI TIIRAANYO LEH

ู‚ุงู„ ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ู‰: "ูŠูŽุง ุฃูŽูŠูŽู‘ุชูู‡ูŽุง ุงู„ู†ูŽู‘ูู’ุณู ุงู„ู’ู…ูุทู’ู…ูŽุฆูู†ูŽู‘ุฉู ุงุฑู’ุฌูุนููŠ ุฅูู„ูŽู‰ ุฑูŽุจูู‘ูƒู ุฑูŽุงุถููŠูŽุฉู‹ ู…ูŽุฑู’ุถููŠูŽู‘ุฉู‹ ููŽุงุฏู’ุฎูู„ููŠ ูููŠ ุนูุจูŽุงุฏููŠ ูˆูŽุงุฏู’ุฎูู„ููŠ ุฌูŽู†ูŽู‘ุชููŠโ€

maamulka, macallimiinta, ardayda iyo dhammaan howlwadeennada Aala-Yaasir Primary & Secondary School waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska reer Oorow geeridii xanuunka badneyd ee ku timid Alle ha u naxariistee ardayageenna Feysal Aadan Xasan (Oorow)

Marxuumku waxa uu kamid ahaa ardayda iskuulka ka dhameesay sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Alle uga baryaynaa marxuumka in uu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna uu ka siiyo ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay.
Aamiin ................. Aamiin ................... Aamiin.
"ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†โ€

24/03/2026
22/03/2026

Ogysiis Ogeysiis
Barito oo ah Isniin 23/03/2026 waxaa dib loo furayaa Iskuulka duruustana si toos ah ayay u bilaabaneysaa insha Allah.

19/03/2026

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡
ciid wanaagsan ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ, Allah naga dhigo kuwii acmaashooda la aqbalay, naxriista Alle helay, dambigooda la cafiyay, naartana laga xoreeyay. Ramadaanka kiisa xiga Alle hanagu gaarsiyo caafimaad, bash bash , barwaaqo iyo dalkeena Soomaaliya oo nabad ah insha Allah.

11/03/2026

09/03/2026

Asc
Dhamaan ardayda dhigata Aala-Yaasir Primary & Secondary School waxaan lagu wargelinayaa in iskuulku fasax yahay laga bilaabo barito oo talaado ah 10-03-2026 waxaa dib loogu soo laabanayaa bacdal Ciid maalin isniin ah 23-03-2026. waxaana loo fasaxay in laga faaideysto 10 ka dambe bisha ramadaan. Allah naga dhigo dhamaanteen kuwa faaideysta insha Allah.

Want your school to be the top-listed School/college in Afgooye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Afgooye