07/06/2026
Ciyaartoyda Iskuulka Qaran oo ka qeyb galay Koobka ay dhigtay Jaamacadda university .
Waxay la Ciyaareen dhigooda Kaaftoon School.
Ugu danbeyn Ciyaarta waxey kuso idlaatay:
= 8 goals.
= 2 goals.
Halkaasi guusha waxey ku raacday .
Waxan leenahy Ardeydeena Hambalyo Guul wacan.
01/06/2026
Tartan Aqooneedka Finalka ah oo Dhexmarey Ardeyda Qeybta Galableyda kala ah:
Kooxda vs Kooxda Ayaa Kusoo Idlaadey:
( 10 dhibcood)
( 9 dhibcood )
Guusha waxey raacday .
Iskuul waa Qeybiyaha Aqoonta Iyo Qaboojiyaha Quluubta.
21/05/2026
Tartan Aqooneedka Finalka ah oo Dhexmarey Ardeyda Qeybta Subaxleyda kala ah:
Fasalka & Fasalka "B" Ayaa Kusoo Idlaadey:
Guusha waxey raacday
Iskuul waa Qeybiyaha Aqoonta Iyo Qaboojiyaha Quluubta.
17/05/2026
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhamaan bulshada ku dhaqan Degmada Afgoye & Nawaaxigeeda Gaar ahaan Gabdhaha iyo Hooyooyinka Da'dooda u dhaxeyso 15 - 35 sano.
waxaa lagu wargelinaya in ay ka faaideystaan deeq waxbarasho oo bilaash ah oo ay bixinayso Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu baran doono:
1. Qoraal - Aqris iyo Xisaabaadka
2. Farsamo iyo xirfado ay ku shaqeysan doonaan.
Waxa ay isdiiwangelinta ka socotaa dugsiga Qaran School, Afgoye.
Isdiiwangelinta waxay socon doonta 5 maalmood iyo ardayda la qaadan doono waa mid kooban.
Fadlan halaga faaideysto fursadaas dahabiga ah.
Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir lambarka Hoos ku qoran:
✅️613736021
10/05/2026
WARGELIN
Ujeeddo: Dib-u-furista Iskuulka Qaran
Maclimiinta sharafta leh& Ardeyda Qiimaha badan.
Waxaa la idinku wargelinayaa in iskuulka Qaran dib loo furi doono Bari oo Isniin ah, 11-ka May 2026.
Mahadsanidiin.
Wabilaahi Towfiiq
05/05/2026
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Dhaman Maclimiinta & Ardeyda Qaran School waxaa la ogeysiinaa in Maalmaha soo socda uu iskuulka Fasax yahay:
Arbacada, Sabtiga & Axada.
( 6/5/2026 ilaa 10/5/2026 )
Xigasho: .
02/05/2026
Waxa si xowli ah u socda Tartan Aqooneedka Iskuulka .
Sawirada hoose waa Guddiga Tartan Aqooneedka qeybta Galableyda iyo Ardeyda.
02/05/2026
Maanta oo aheyd Maalin Sabti ah 2/5/2026 waxa Kulan Saaxibtimo oo kubadeed Dhex maray:
"B" & "A"
Gabagabada Ciyaarta waxey kuso dhamaatay Bareejo:
"B"= 2 goals.
"A"= 2 goals.
Kadib waxa la aaday Rigooro,Natiijada waxay kuso dhamaatay:
"B"= 5 goals.
"A"= 3 goals.
Guushu waxey raacday "B"
25/04/2026
Maanta oo aheyd Maalin Sabti ah 25/4/2026 waxa Kulan Saaxibtimo oo kubadeed Dhex maray:
& .
Gabagabada Ciyaarta waxey kuso dhamaatay:
= 9 goal.
= 4 goal.
Guushu waxey raacday .
Labada qeybba waxey so bandhigeen Ciyaar wanaag & khibrad aad u sareeyso.