Aflah institute of health science

Aflah institute of health science

Share

kusoo dhawow bogga fb ee machadka Aflax.

29/03/2025

Waxaan u hambalyeynayaa dhamaaan umada muslimiinta meel kasta oo ay caalamka ka joogaan, ciid wanaagsan.

28/02/2025

Dhamaan muslimiinta meel walba oo ay dunida ka joogaan waxaan ugu hambalyeyneynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadan.

21/11/2024

Hambalyo dhamaan macalimiinta Soomaaliyeed.

01/08/2024

Waxaan halkan ugu hambalyeyneynaa Ustaad Ahmed oo uso gabagaboway waxbarashada heerka 1aad ee jaamcada.

07/07/2024

Happy new hijri year 1446H.

01/07/2024

Hambalyo umada Soomaaliyeed.

16/06/2024

Dhamaan muslimiinta waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabada ciidul adaxa.

01/05/2024

HAMBALYO MAALINTA SHAQAALAHA ADUUNKA EE 1-DA MAY 2024.
Munaasabadda maalinta shaqaalaha aduunka awgeed waxan ugu Hambalyaynaynaa maalinta shaqaalaha Aduunka ee 1 may 2024, guud ahaan shaqaalaha Soomaaliyeed.
waxaan Alle uga baryeynaa caafimaad, cimri dheer, cibaado suuban iyo Horumar wacan.


MAALINTA SHAQAALAHA ADUUNKA 1 -DA MAY 2024

10/04/2024

Dhammaan umadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed
waxaan idinkugu hambaliyeynayaa Munaasabadda 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐅𝐢𝐝𝐫𝐢𝐠𝐚.

Ciid wanaagsan

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

07/04/2024

10/03/2024

Bismillaah:

Dhamaan umadda muslimiinta ah meel kasto ay joogaan waxa aan ugu hampalyeynayaa bisha barakeysan ee Ramadan .

Ramadan mubaarak.

13/01/2024

Waxaan halkan ugu hambaliyeneyna Guuleystaha xasan kaafi hambalyo hambalyo hambalyo

Want your school to be the top-listed School/college in Afgooye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Afgooye